Booqashadii Ceelka Riiga Buuhoodle

Waxaan Maanta Booqanay Ceelka Riiga Magaalada Buuhoodle ayadoo aan Udhabagalayno xaalada Biyo la,aaneed ee ka jirta magaalada Buuhoodle Ceelkan oo Mudo Badan aan Shaqaynayn oo hatan si toosa Ushaqaynaya

Uguhorayntiina waxaan halkaas Kula Kulanay Siihayaha Ceelka Riiga Cabdicasiis Axmed Rakaab isaga oo naga warbixiyey sida uu hatan u shaqeeyo ceelkani iyo wax yaahaba uu Ubaahanyahay, waxa uuna yiri.Ceelkan waxaa Kacaba Xoolo aad u tiro badan oo ay ka midyihiin Geel Adhi Lo, iyo Dadka Kudhaqan Magaalada Buuhoodle

waxana uu u bahan yahay dayctir fiican oo  waxa Xun Labo Mashiin oo ceelku leeyahay iyada oo ay hadhay Biyo galitii Magaaladu waxaan hada shaqaynaya hal Riig kagalan Waxaa ka xun Daynabada Waa sida uu Hadalka

Ugu Danbeyntiina   Waxuuna Qurba joogta Reer Buuhoodle Ee Jecel Wax tarka Deegankooda Ugu Baaqay Inay Ceelka Riiga Dayctiraan Isaga Oo sheegay Inay Biyuhu Laga mamaarmaan Uyihiin Nolosha Bili,aadanka  Xoolaha IyoXayawaanka

Mardhow Vedeos Kadhugo

 

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6399

Posted by on Mar 23 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category

Fatal error: Allowed memory size of 41943040 bytes exhausted (tried to allocate 32 bytes) in /home/caridhaa/public_html/wp-includes/taxonomy.php on line 3046