Author Archive
Stories written by admin

Fadeexadii ka dhacday Boorame 18 may odey micorofon kii laga qaaday iyo buuq iyo foodhi kadhalatay Dawo vedio

top

Kooxo u baxaya talaalka xoolaha Puntland oo lagu sagootiyey Garoowe

puntland-300x87

Xarunta wasaarada xanaanada xoolaha Puntland ayaa maanta 19 May,2013 lagu qabtay kulan lagu sagootinayay kooxo dhakhaatiir iyo kalkaaliyaal isugu jira oo u baxaya gobollada kala duwan ee Puntland si ay u soo daweeyaan xoolaha. Gudoomiyaha Barlamanka Puntland ,wasiirada xanaanada xoolaha ,deegaanka ,warfaafinta, xildhibaano ,dhakhaatiir ,hayadaha la shaqeeyaa wasaarada iyo marti sharaf kale  ayaa ka soo [...]

Ahmed Abdixaabsade muxu kayiri 18 may fagaaraha Lascanood Maxayse Tageerayashiisu sameeyen markuu Khatumo Magaagey Dawo Vedio

xaabsade

Somalichanel oo wareysi xasaasiy la yeelatay Professor Ali Khalif Galeyr, ku saabsan Moshinka xukumada Sacid ka dhana Dawo Vedio

Halkan ka daawo warsaxafadeed ay qabteen xildhibaanadii wadey mooshinka ka dhanka ah dawlada ee laga horistaagay maanta in ay shiraan

xildhibaano wadey mooshin ka dhana Raisal wasaare saacod oo laga horistaagay

KLN8.jpg

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka oo Maanta loo diiday Hotel ee ku shiri lahaayeen (Waa Maxay Sababta)Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa wada Mooshinka lagu ridayo Xukuumada Federaalka ayaa maanta loo diiday in ee shirk u yeeshaan mid kamid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho .Xildhibaan Prof Cali khaliif Galeyr oo kamid ah Xildhibaanda wada Mooshinka lagu ridayo [...]

Beerta Saxan Saxo ee lagu keysho dhirta dhulka ka dabar goaysa ee ku taal Buuhoodle Dawo Vedio indhuhu ku doogsanayaan lol50, oo geed

KLN8.jpg

Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamullada arimah Kismaayo

1F0D5402-819F-4D65-822F-AEABE9DA8FA0_w640_r1_s_cx0_cy6_cw0

Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aden ayaa VOA u sheegay in AMISOM mowqifkoodu yahay inay taageerto hadba aragtida siyaasadeed ee dowladda federaalka ka qaadato arrimaha Somalia. Afhayeenka AMISOM, wuxuu kaloo sheegay inay si dhow isha ugu hayaan arrimaha ka taagan Kismaayo oo haddii ay dhacdo in dhibaato halkaasi ka dhalato ay ciidanka AMISOM diyaar u [...]

Shiikh Shakuul oo ku dhawaaqey in uu ku qancay nadiijadii Dorashadii lagu dortey Ahmed madoobe lana shaqeyn doono Dawo Vedio

 

Lascanood oo ay ka dhacday dabal degyo iska soo horejeeda malinta qashinka SSC iyo malinta goni isutaaga Somaliland

Goor dhoow naga filo Vedio dabaal daga gooida Somaliand  iyo Xabsade oo ka khudbeeynaya 

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria