Prayer times for today: fajr: 4:22   sunrise: 5:59   dhuhr: 1:20   asr: 5:20   maghrib: 8:39   isha: 10:17   
date: August 2, 2015   hijri: 17 Shawwal 1436   city: Minneapolis   country: Usa   website: www.IslamicFinder.org   

Category Archive: News in English

Aug 02

WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire ayaa xalay aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe uga qeyb-galay munaasibad balaaran oo lagu xusayey sanadguurada 17-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Puntland.

WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire ayaa xalay aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe uga qeyb-galay munaasibad balaaran oo lagu xusayey sanadguurada 17-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Puntland. Wasiiro, Xildhibaano, Waxgarad, Aqoonyahan, Saraakiil ciidan …

Continue reading »

Aug 02

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta Salaan iyo tacsi ugu tagay Dr. Farole

Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ‘’Farole’’ ayaa caawo ka qayb galaya Munaasabad lagu maamuusayo 17-sano guuradii kaso wareegtay aasaaska Puntland,taasi oo ka dhici doonta Madaxwetooyadda Puntland ee Garowe. Dr. Cabdiraxaman ayaa farxada iyo tamaashaadka caawo la wadaagaya Ummadda reer Puntland,si la mid ah sida Madaxdii hore ee Puntland ay dadweynaha ula …

Continue reading »

Aug 02

adaxweyne ku xigeenka dowladda Puntand oo ka qeyb galay tartan ciyaareed lagu maamuusayay 1-Da August

  Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa gelinkii dambe ee shalay garooonka kubadda cagta mira awaare ee magaalo madaxda Puntland ee Garoowe kaga qeyb-galay ciyaar ku badeed lagu maamuusayey sanadguurada 17-aad ee ka soo wareegatay aasaaska Puntland. Ciyaarta oo u dhaxaysa laba kooxood oo ka kala socday Gobolka Nugaal …

Continue reading »

Aug 01

Jubbaland Oo iclaamisay in mudo 15 cisho gudahood doorasho ka dhacayso. Waayaabe, Jubaland waxani ma Dimuquraadiyad bay’katahay? mise Axmed Madoobaa Laandhere ishuba’ah?

K.news: Waxaynu arki jiray doorashooyin la’iska laa’laado oo muxaafidka iyo mucaaradku intaa isku haya doorashadii dibay u dhacday iyo u dhicimaysee wakhtigeedii maalin dhaafimayso, halka xisbiga ama shaqsiga aan idhaahdee taladda hayaa ku andacoodo diyaar doorasho looma aha, ee waa in mudo korodhsi la’iigu daraa, waxaa taa markhaati ma doon u tan kala haysata maanta …

Continue reading »

Aug 01

Vedio” Gobolka Cayn oo Maanta siwayn Looga Xusay Aas Aaskii P

Gobalada Puntland oo dhan ayaa maanta si weyn looga xusayaa xuska 17 sanno guuradii ka soo wareegtay markii la dhisay maamulka Puntland, iyadoo xaflado waa weyn lagu qaban doono magaalooyinka Puntland oo dhan, waxaana ka qeybgalaya Bulshada gobaladaas ku nool oo muujinaya sida ay ugu faraxsan yihiin maamulkooda.     Magalada Buuhoodle ayaa Maanta siwayn …

Continue reading »

Aug 01

Qurbajoogta Gobolka Cayn Oo ka tacsiyadaysay geeridii naxdinta lahayd Ee Ciise Garaad Soofe Duraan Naxariistii Jano ilaalhay ha siiyee.

Tacsi: Wax garadka Qurbajoogta Gobolka Cayn   Eng. Axamed M. Handulle Maxamed Hiirad  Hassan Mahdi Xaaji Faraax Eng. Maxamed Cali Mire Caaqil Hindi Maxamed Aden Caws Bile Faarax Gucuri Cabdirashiid Sheikh Cismaan Xaaji Cumar Dr. Cabdinasir Axmed Yusuf ( xaaji Galad) Deeq Mixile Doolaal Xaaji Hussien Gurxan Aadan (Dhalandhool) Nooradiin Mahdi Xaaji Faarax Ali Abshir …

Continue reading »

Aug 01

Garaad Jaamac Garaad Ismail Oo Socdaalo ku kala bixiyey deegaano ka tirsan gobolka Sool.(Video)

Aug 01

Sanad guuradii 17 asaskii Dawladda Puntland1 Augst oo lagaxusey Magaalada Buuhoodle

Magaalada Buuhodle ayaa siiweeyn looga xusey Xuska 17 sanguuradii kasoowareegtey Asaaskii Dawladda Puntalan, Yadoo halkaas ay ka soo qeeyb galeen Dhamaan masuuliyta Dawladda Puntland iyo   shacabka Gobalka Cayn goor dhawo filo Saiiro iyo Vedio

Aug 01

Inaa’lilaahi Waa’inaa Ileyhi Raajicuun: Ciise Garaad Soofe Duraan Oo Ku geeriyooday wadanka Denmark.

Geeridu waa xaq, Hadii aanu nahay bahda Kalshaalenews waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan shacabka reer SSC gaarahaan, Reer Soofe Duraan iyo dhamaan qaraabadii uu ka geeriyooday Xaaji Ciise Soofe Duraan oo indhawayd ku xanuusanaa wadanka Denmark. Ilaahay marxuumka waxaanu uga baryeynaa naxariistii Eebe, eheladda iyo qaraabadana waxaanu uga baryeynaa samir iyo Iimaan. aamin …

Continue reading »

Jul 30

Vedio” Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland oo Xafiis ka Furtay Gobolka Cayn

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dawlada Puntland ee Somalia ayaa Maanta Xafiis ka Furtay Gobolka Cayn Xafiiskaasi oo ka Shaqayn Doona Guud ahaan Danaha Wasaarada ee Gobolkaasi gaar ahaan Caafimaadka Xoolaha Maadaama Dadka Gobolkaasi yihiin Dad Reer Guuraa ah.   Maamulka Gobolka Cayn iyo Saraakiisha Amaanka Puntland ayaa Halkaasi ka Hadlay Iyo Saraakiil ka socotay Wasaarada Xanaanada …

Continue reading »

Older posts «

Fetch more items