Prayer times for today: fajr: 6:19   sunrise: 7:47   dhuhr: 12:11   asr: 2:17   maghrib: 4:34   isha: 6:03   
date: December 20, 2014   hijri: 28 Safar 1436   city: Minneapolis   country: Usa   website: www.IslamicFinder.org   

Category Archive: Radio Buuhoodle

Oct 21

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo laga wareystay shirka maalgashiga Afrika

Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay shirka maalgashiga Qaarada Afrika oo maanta lagusoo gabagabeynayo magaalada Landon ee dalka Britian. Madaxweynaha oo goor dhowayd lahadlayay ayaa sheegay shirkaan in aad looga hadlay sidii loosoo saari lahaa kheyraadka dhulka hoostiisa ku jira . wuxuuna sheegay Afrika inay tahay meesha kaliya ee 60% aan laga faa’idaysan kheyraadkeeda …

Continue reading »

Oct 15

Ambassador Kay,”Waxaan Ka Wel-Welsanahay Khilaafka Soo Noqnoqda ee Soomaalida”.

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Ambassador Nikolas Kay ayaa shalay Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda Somalia. Mr. Kay ayaa ka hadlay howlgaladii ugu dambeeyay ee ay ciidamada dowladda Somalia kuwa amisom kaga qabsadeen al-sbabab deegaano ay horey u hesatay, Khilaafka siyaasadeed ee madaxda Somalia , iyo qorshaha higsiga …

Continue reading »

Oct 14

DAAWO VIDEO:— RW Somalia Mudane Cabdiweli iyo Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo manta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho

Oct 11

WARBIXIN+SAWIRRO:Xaflad Lagu Soo Dhaweynayey Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo Ka Dhacday Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe.

  Xaflad Balaaran oo lagu soo dhaweynayey Raysal Wasaaraha Dalka Soomaaliya  Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa Xalay ka Qabsoontay Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe .   Xafladaan ayaa waxaa Goob joog ahaa Madaxeynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ,Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camey ,Gudoomiyaha …

Continue reading »

Nov 20

Dhagayso-Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle

Dhagayso-Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle Warkii Fiidnimo ee Radio Buuhoodle cmc

Nov 13

Dhagayso Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle

Dhagayso Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle Hoos Ka Dhagayso Dhagayso Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle by abdi

Nov 12

Dhagayso Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle

Dhagayso Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle Warkii fiidnimo

Nov 10

Dhagayso-Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle

Dhagayso-Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle Warkii Caawo Ee Radio Buuhoodle w

Nov 07

Dhagayso Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle

Dhagayso Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle Warkii Fidnimo ee Radio Buuhoodle By Cameyyere

Nov 06

Dhagayso Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle

Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Buuhoodle Warkii Fiidnimo Ee Radio Buuhoodle CMC

Older posts «

Fetch more items