
Afar gool uu dhaliyay xiddiga reer Poland Robert Lwendowski ayaa ka saaciday kooxda Borussia Dortmund inay 4-1 ku xaqaan kooxda Real Madrid oo marti ugu aheyd Iduna Park lugta hore ee semi-finalka Champions League, iyadoo natiijadan ay ka saacideyso inay hal lug la sii galaan finalka Champions League. Fursadii ugu horeysay ee ciyaarta waxaa heshay [...]

FA-ga ayaa ka mamncuucay garoomada muddo 10 kulan ah weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Suarez ka dib markii uu garabka ka qaniinay daafaca Chelsea Branislav Ivanovic. Waxaana Suarez oo shalay qirtay danbigii lagu soo oogay islamarkaana ka dooday inuusan ku raacsaneyn FA-ga sheegashadooda ah in ciqaabtiisa aysan seddex kulan ku filneyn ayaa haatan Liverpool ka maqnaan [...]
Apr 24 2013 | Posted in
Sports,
Wararka |
Read More »

Indhawaale waxa soo ifbaxayey khilaaf Lasheegay in u ragaadiyey Maamulka Khatumo Khilaafkan oo ka dhex aloosna Masuliyiinta Mamulkaas qeybahooda kaladuwan, Golaha madax tooyada ee loo yaqaano G 3 iyo golaha Dhexe ee G 11 oo ah Mufakiriinti iyo Mamulayashi Shabakada Khatumo, waxa isi soo taraya Calamado Muujinaya in u khilaafkani Sii xogeystey, ka gadaal markii u biloowdey awood maroorsi iyo [...]

iyadoo ay soo beegantahay soodhawayntii Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Ayaa Waxa Ay Taageeryaasha Uu Ku Leeyahay G/ Cayn Ay Udiyaariyeen Buraan Buro iyo Suugaan Ay Ku Soo Dhawaynayaan Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Ayaa Waxaa ilaa Xalay ilaa Maanta Wadooyinka iyo Xaafadaha Ay Ka Koobantahay Magaalada Buuhoodle Soo Buuxdhaafiyey iyadoona Ay Shacabku Ay Wateen [...]

Garoowe (KLN) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta dalacsiiyey saraakiil isugu jirtey hogaanka daraawiishta iyo booliska Puntland. Xaflada garaadada lagu siinayey saraakiishan ayaa ka dhacdey xafiiska madaxweynaha ee magaalada Garowe ,waxana joogey taliyaha guud ee ciidamada difaaca Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi Siciid Dheere ,xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo saraakiisha madaxtoyada. Saraakiishan [...]
Sep 29 2012 | Posted in
Sports,
Wararka |
Read More »

Ciyaar aad uxiiso badan oo ku dhexmartay Kooxaha Barcelona iyo Chelsea oo lagu ciyaarayay Garoonka NEW CAMP ayaa halkaasi waxaa si dirqi ah uga soo baxday Kooxda kubada Cagta ee CHELSEA Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa xaqiijisay riyadii ay tidhi kooxda Barcelona ee ahaa in markii ugu horeysay ayay 1 iyo 0 kaga soo [...]
Apr 25 2012 | Posted in
Sports,
Wararka |
Read More »

Qaab Ciyaareedka suurta galka ah in ay cayaaraan labada Macallin ayaa kala ah sidan: Chelsea: Cech; Ivanovic, Luiz, Terry, Cole; Essien, Mikel, Lampard; Anelka, Torres, Malouda. Manchester United: Van der Sar; O’Shea, Smalling, Vidic, Evra; Nani, Fletcher, Scholes, Giggs; Berbatov, Rooney. · Kooxda Manchester United kuma aysan badin garoonka Stam Ford Bridge kulan ka tirsan [...]
Mar 1 2011 | Posted in
Sports |
Read More »

Iminka kooxda waxa ay joogtaa booska 2aad ee horyaalka halka dhawr bil ka hor ay ku jirtay booska 6aad, taasna waxaaa sabab u ahaa dhawr ciayaryahan oo kooxda dhaawac uga soo gacay. Arsenal ayaa dhaawanahaanba waxa ay soo bandhigayeen kubad qurxoon kulamao natiijo wacnaa iyo dhoolatusyo soo jiitay indhaha taageerayaal badan, oo mar ku fagaray [...]
Mar 1 2011 | Posted in
Sports |
Read More »

Wakiilka iyo waliba walaalka Cayaaryahanka Difaaca midig uga cayaara Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa cadeeyay in Xiddigiisa ay daneenaayaan kooxo badan oo ka dhisan wadanka England. Rene Ramos, oo ah wakiilka Ramos ayaa sheegay in ay wada hadalo u socdaan isaga iyo kooxda Real Madrid si Cayaaryahanku looga saxiixo qandaraas waqti dheer ah. Waxa [...]
Mar 1 2011 | Posted in
Sports |
Read More »