Category archives for: Videos

Daawo Full Video Ururka Siyaasadeedka Udad oo Magaalada Buuhoodle Ka Furtay Xafiis

udad (1)

Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Cayn Lagu Qabtay Munaasibad Si Heersare Ah Loosoo Agaasimay Oo Lagu Furayay Xafiiska urur Siyaasadeedka Udad uu ku Yeelanayo Magaalada Buuhoodle.

Full Vedio:Halkan Kadaawo Sida Looga Xusay Maalinta Nadaafada Deegaanada SSC Ee 18ka May Magaalada Buuhoodle

S1040058

Maanta Oo Taariikhdu Ay Ku Astaysnayd 18ka May Oo Ku Beegan Maalinta Nadaafada Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn Ayaa Shacb Waynaha Ku Dhaqan Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Cayn Waxay Si Aan Horay Loo Arag Isugusoo Baxeen Suuqyada Waawayn Ee Magaalada Buuhoodle Halkaasoo Ay Kasocotay Ololaha Nadaafada Suuqyada Iyo Xaafadaha Ay Ka Koobanatahay Magaalada Buuhoodle [...]

Saacid oo Markii ugu horaysay kasoo dhex Muuqday Shaashadaha TV-yada Caalamka,kana hadlay arinta Kismaayo

download

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horaysay tan iyo markii loo Magacaabay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha mudo ku siman 8 bilood ka hor la hadlay TVyada Caalamka. Ra’iisul Wasaaraha oo Barnaamij ka baxay TVga Al-jazeera qayb kamid ah Muuqaalkiisa lagu soo qaatay ayaa ka hadlay arimaha Federaalka iyo arinta Kismaayo [...]

Ismaaciil Cumar Geele oo Fariin Culus usoo Diray Dadka Soomaaliyeed.Maxay Tahay?(Daawo Video Xiiso Leh)

ismaaciil-150x150

Madaxweynaha JDjbouti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo Waraysi dheer Bixiyey Ayaa Waxaa uu kaga Waramay Ajandaha Dhabta ah ee Shirkii London. Mustaqabalka Soomaaliya ee Soosocda iyo Waliba Qorshaha Lacagaha Culus ee Lagu Dhawaaqay. Ismaaciil Cumar geele ayaa Sidoo kale Fariin gaar ah udiray Soomaalida Meelay Kunooshahayba.Halkan Hoose Riix Kadaawo Fariin Culus..

DAAWO VIDEO: Aragtida Dadka Magaalada Bosaaso ee Shirkii Soomaalida ee London

KLN2-80x602

Hoos Kadaawo

Professor Samatar oo ka hadlay Siyaasada Somalia sheegayna in lagaadhey xiligii xisabtanka Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha Dawo Vedio xiso badan

Professor Samatar oo ka hadlay Siyaasada Somalia sheegayna in lagaadhey xiligii xisabtanka Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha Dawo Vedio xiso badan

Sodhaweynti Madaxweynaha Somalia ee Dalka Mareykanka qaabkey u dhacday oo Filim laga sameyey Dawo

Khilaaf kii u dhaxeeyey Madaxweynayasha Khatumo oo sii xoogeystey

images

Indhawaale waxa soo  ifbaxayey khilaaf Lasheegay in u ragaadiyey  Maamulka Khatumo Khilaafkan oo ka dhex aloosna Masuliyiinta Mamulkaas  qeybahooda  kaladuwan, Golaha madax tooyada ee loo yaqaano  G 3 iyo golaha Dhexe ee G 11 oo ah Mufakiriinti  iyo Mamulayashi Shabakada Khatumo, waxa isi soo taraya Calamado Muujinaya in u khilaafkani Sii xogeystey, ka gadaal markii u biloowdey awood maroorsi iyo [...]

Go’aamaddii ka soo baxay shirkii beesha Adan Axmed Oo maanta ku soo gabagaboobey Buuhoodle.

DSC03459-300x168

Shirweynihii Midnimo1 ee Beesha aadan Axmed oo Maanta Lagusoogabagabeeyey Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn Shirweynahan oo ay Ka soo Qaybgalen Cuqaasha Culima Udinka Waxgaradka iyo Bulshada Nooceda kala duwan Halkan Ka Daawo Video

Buraanbur Qiiro Badan Oo Loo Qaaday Xaaji Maxamud Xaji Cumar Camay (Dhagayso)

Caaqil Camay

iyadoo ay soo beegantahay soodhawayntii Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Ayaa Waxa Ay Taageeryaasha Uu Ku Leeyahay G/ Cayn Ay Udiyaariyeen Buraan Buro iyo Suugaan Ay Ku Soo Dhawaynayaan Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Ayaa Waxaa ilaa Xalay ilaa Maanta Wadooyinka iyo Xaafadaha Ay Ka Koobantahay Magaalada Buuhoodle Soo Buuxdhaafiyey iyadoona Ay Shacabku Ay Wateen [...]

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria