Category archives for: Wararka

Madaxweeynaha jubaland shiikh Ahmed Madoobe oo kenya u anbabaxay

HomeWararArimaha BulshadaBarnaamijyo Khaas ahWaraysiyoDiintaSuugaanMaqaalloLa soo xiriirMadaxweynaha Jubbaland oo Kenya u duulaayaPublished: May 20, 2013Kn:Sh. Axmed Madoobe, madaxweynihii ugu horeeyay ee abid ay yeelato maamul goboleedka Jubbaland ayaa safarkiisa ugu horeeya ku bixinaaya dalka Kenya.Madaxweynaha ayaa safar shaqo ku tagaaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi maalmaha ina soo aadan, waxaana la filayaa inuu sidoo kale halkaasi [...]

Halkan Ka Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Buuhoodle

radio23-300x2733-110x90

Halkan Ka Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Buuhoodle Hoos Ka Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Buuhoodle by Mcy

Daawo Video Maygaagle oo Masaajidkiisii uu Marayo 2mittir,,, Ka Qayb Qaado Dhamaystirka Masjidka Fadlan kala Xidhiidh 252634491690

DSC05398

Daawadayaal waxaan Halkan Idiinku soo Gudbinaaynaa Barmaamij Gaar ah oo aan IDINKA soo Diyaarinay Magaalada Maygaagle halkaasi oo aan booqasho Gaaban ku tagnay Waxaana Halkaasi Ka sOCDAY dhismayaal kala Duwan Hadaba Waxaa Mistirkii Labaad Maraya Masaajidka Maygaagle oo la Blabaabay 10/5/13 Dadka Gacanta Ku haya Dhamaystirka Masaajidkan ayaa Muslimiinta ugu Baaqay inay Gacan ka Geestaan [...]

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Fartaag oo Warbaahinta Uga Waramay So Magaacbista Golaha Wasiirada Jubbaland

Fartaag1-225x1451

Maamulka Jubbaland Oo dhawaan Lagu doortay Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa ka Waramay Qorshaha Maamulka ee Ku aadan Soo Magaacbida Golaha Wasiirada & Soo Xulista Xubanaha baarlamaanka ee maamulka Jubbaland Madaxweyne Kuxigenka Jubaland Gen Abduaahi sheikh Ismacil Fartaag oo warbaahinta ayaa sheegay in Xubnaha Baarlamanka dhawaan Odayaasha ay usoo xuli doonaan si [...]

XOG HOOSE:-Kenya Oo Dowlada Sooomaaliya Kala Hadashay inay Aqoon sato maamulka Rasmiga ah Jubbaland, uga digtay in ay dawladdu buunbuuniso dagaal ooge Bare Hiiraale.

top5-75x50

Wararka Warbaahinta www.kalshaalenews.com Helayso Waxay sheegayana Inay dowlada Kenya Cadaadis Ku saartay Madaxweynaha Soomaaliya Inay Aqoon sadaan maamulka Jubaland hadii taasi dhaci Weydana Sii badanayaan caqabadaha Ka Hor Imanaya. Dowlada Kenya Ayaa Sheegtay Inuu maamulka Jubaland Ee Axmed madoobe Ku Dhacay Si wanagsan isla Markaasina Aydowlada Soomaaliya Fursad U Tahay Inay kala Shaqeyso sida Laysugu [...]

Dhagayso:Salaadiinta Puntland oo Digniin u Diray Xassan Sheekh

3-idaacadood-oo-laxidhay-puntland-150x150

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ku sugan 5 Madaxwayne oo dhamaantood sheegtay inay yihiin Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland. Qaar kamid ah Salaadiinta Puntland ayaa sheegay arinta ka taagan Kismaayo inaysan ahayn mid meel fog laga raadiyo isla markaana Madaxwaynaha Rasmiga ah ee Jubbaland uu yahay Sheekh Axmed Madoobe. Suldaan Keenadiid oo kamid ah [...]

DAAWO VIDEO: Gabay lagu taagerayo Maamulka Jubaland ee loo doortay Madaxweyne Axmed Madoowe iyo Gen. Fartaag

gabay

Xaflad Lagutaageerayo Maamulka Jubbaland Ee Lodoortay Axmed madoobe iyo Ku xigeenkiisa oo kadhacday Magaalada Nairobi

0

Banaanbax Rabshado Wata Oo kadhacay Tunisiya

tuunusiya

Masuuliyiinta Dalka Tunisia ayaa sheegay in iska hor imaad ku dhex maray jidadka duleedka Caasimadda dalkaasi ee Tunis kooxo Islamiyiin ah oo dibad bax ashtaka ah dhigayay iyo ciidamada booliska uu ku dhintay mid ka mid ah dibad baxayaasha. Masuuliyiinta ayaa sheegay in ninka dhintay oo da’diisa lagu qiyaasay dhowr iyo labaatan sano jir, uu [...]

Daawo xaflado Jubbaland lagu taageeray iyo siyaasi C/Qaadir dhaqane oo sheegay in Igad Jubbaland aqoonsatay

kisima26

daawo full video

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria