kalshaalenews.com

Warysi xaasaasi ah. Col. Bakayle
Col. Abdirisaaq Bakayle. Waraysi Xaasaasi ah. dhibkaadqarsato wuu ku qarsadaa.

Cayn State
Ama garo ama hagaran.

Ma isbadelbaa ku-yimi siyaasadii Garaadka Guud iyo Siyaasaga/Aqoonyahanka Guud?
Waxaa muuqata isbadal xaga siyaasada ah oo ay muujinayaan Dr. ali Galaydh iyo Garaad Jaamac Garaad Ali, isbadalkan siyaasadeed ayaa ku wajahan beesha Majeerteen iyo guud ahaan Maamulka Puntland. Waxaa muuqada ifafaalo isa soo taraya oo muujinaya  in Dr. Ali iyo Garaad Jaamac badeleen siyaasadoodii ku aadanayd beesha Majeerteen iyo guud ahaan Maamulka Puntland.  Labo isbuuc kahor ayaa waxa uu Dr. Ali khaliif ka qayb galay qado sharaf ay u samaysay khaatumo baayacmushtarka beesha Majeerteen ee magaalada Nairobi. Waxaa iyana maanta Garaad Jaamac Garaad cali u diray wafti Garaado ah oo reer khaatumo ah in ay ka qayb qaataan soo dhawayntii Islaan   Bashiir Islaan Maxamed oo maanta ka soo degay Garoonka Muqdisho. Waxaa iyana isbadalkan laga daalacan karaa websiteska ku hadla afka Garaad Jaamac iyo Dr. Ali khaliif oo maanta cinwaanka hoos ku qarani  ka mid ahaa kuwa boga hore ku soo baxay:

“ Islaan Bashiir Islaan Maxamed oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaaladda Muqdisho”

Siyaasi ka mid ah siyaasiyiinta Cayn state oo jooga Magaalada muqdisho ayaanu arinkan wax ka weydiinay, wuxuuna noo sheegay in isbadalkan siyaasadeed ee uu Ali khaliif la yimi ayaamahanba laga dareemayey magaalada Muqdisho, balse  uusan  doonayn in uu halmar isasoo Baraxo, waa sida uu hadalka u dhigaye.  Taasi weeye sababta uu Garaad Jaamac Garaad Ali ugu diray Garaad J. Garaad Ismail iyo Garaad Abshir in ay soo dhawaynta Islaanka ka qayb qaataan, Siyaasigan oo codsaday in aan magaciisa la shaacin ayaa yidhi, waxay  sugayaan sida beesha Majeerteen u soo dhawayso Signalkan ay Dr. ali khaliif iyo Garaad Jaamac dirayaan ee ay ku muujinayaan in ay diyaar u yihiin in ay la heshiiyaan beelweynta Majeerteen islamarkaana ku muujiyaan  in ay wax ka badelaan siyaasadoodii hore ee nacaybka iyo aflagaadada ku salaysnayd. Siyaasiga ayaa sheegay in  indhawaaleba   uu Dr. ali khaliif Eedii iyo aflagaadadiisii joogtada ahayd uu ku soo koobay Madaxweynaha Puntland Abdirahman faroole oo uu meeshii ka saaray burushkii uu wada marin jiray beelweynta majeerteen ama Guud ahaan maamulka Puntland. Bal aynu eegno sida Beesha Majeerteen u soo dhawayso shukaansigan siyaasadeed ee ka yimi Dr. Ali Khaliif iyo Garaad Jaamac, waxaa kale oo iyana fiiro gaara lagu eegayaa sida ay shacabka reer SSC uga jawaabaan isbadelkan siyaasadeed maadaama oo nacayb aan kala-go lahayn loo galiyey beelweynta Majeerteen. Siyaasiga guud ee  khaatumo Dr. ali khaliif  iyo Garaadkiisa oo  inta badan majaraha u haya jawiga siyaasada ee beesha dhulbahante, isla markaana go’aamiya cida beesha dhulbahante colaadsanayso iyo cida lagarabsanayo ayaan la hubin in ay shacabka SSC colaadii aan kala go’a lahayn ee ay geliyeen ay si fudud uga saari karaan, balse waxaa hubaal ah in Dr. Ali iyo Garaadkiisu khibrad dheer u leeyihiin siyaasada qabaa’ilka, bal aan eegno siday ugu guulaystaan isbadalkan ay wadaan…

Maxamed Xasan (xidig )

Cayn State

Magaalada Buuhoodle ayaa Maanta Waxa laga Dareemayaa Maalinta Nadaafada ee 18 ka may
Maanta oo ay bishu tahay 18 ka may ayaa waxa ay tahay maalinta nadaafada Gobolka cayn, maalinta ayaa magaalada buuhoodle waxa siweyn looga dareemayaa maalinta qashin aruurinta gobolka cayn.

Maanta ayaa waxaa laga dareemayaa maalinta qashin aruurinta ee 18 ka may, nadaafada ayaa waxa ka qeyb qaadanaya dhamaanba ururada dhalinyarada sida Ururka Dalsan, Ururka Tydo, Ururka Khyno, Ururka Khdod iyo Ururada haweenka iyo Ururka Ardayda reer la laascaanood uu iyana ka qeyb qaadanayay, qashinkan ayaa waxaa la geynayey meelo loogu talagalay qashinka oo ka baxsan magaalada iyadoo ay gurayaan Iskurogooyin,iskarogooyinkan ayaa waxa loo kala qeyb qeybiyay xaafadaha oo dhan.

Isku soo wada duuboo maanta ayaa waxa ay tahay maalinta nadaafada GObolka Cayn halkaas ayaa waxa hadal kasoo jeediyay qaar kamid ah ururda dhalinyarada waxa uuna yidhi maanta hadaanahay gobolka cayn waxa ay nootahay maalinta nadaafada Gobolka Cayn, waxaa maalinta nadaafada siweyn uga qeyb qaadanayay websetka caalamiga ee Kalshaalenews.com

Kala soco wararkii ugu dambeeyay kalshaalenews.com

Buuhoodle Soomaalia

Cabdiqani max,ed faarax (dimingaale)

Email  kalshaale1@hotmail.com

Ciidamada Amison oo lageyn Doono Boosaaso iyo Galkacayo
Ciidamada Katirsan Midowga Africa ee Amisom ayaa waxaa lasheegayaa in howlgalka ay kawadaan Gobolada Koonfurta Soomaliya ay kubilaabi doonaan Deegaanada Puntland oo laga baqayo in Shababka laga Cidhibtiro doono koonfurta soomaaliya.

Halkaas ayaa waxa ka hadlay Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo carabka kudhuftay in ugu horaynba Ciidamada Amisom lagayn doono magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo oo lagu arkay falal Amni daro ah si loo saxo amaanka Deegaanada Puntland

Waxaa uu sheegay Wasiirka in Ciidamada Amisom ay Soomaaliya ujoogaan Caawinta Shacabka Soomaaliyeed islamarkaana lakeeni doono deeganada Maamulka Puntland si ay u sugaan amaanka magaalooyinka qaybtooda.

Madaxwaynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa bilo kahor waxaa uu sheegay in Rag katirsan Shabaab ay kusoo qul qulayaan deeganada Puntland sidaa daraadeed gacan lagasiiyo ladagaalanka kooxaha Argagaxisada.

Saraakiisha Amisom ayaanan Wali sheegin in Shabaab ay kuladagaalamayaan Soomaaliya oo dhan oo ay soo galayso Puntland iyo meelo kalaba.

Laakiin waxaanan muuqan Dagaal rasmi ah oo udhaxeeya Shabaab iyo maamulka Puntland oo kadhacaya Deeganada Puntlad taas oo ay qaytooda kagalaan Ciidamada Midowga Africa.

Abdinasir Sulub Adan yare oo Naftiisu khatar ku sugan tahay kana badbaadey Muamarad ay masuliyiinta khatumo u dhigeen Dhageyso
Abdinair Sulub Adan yare oo kasoojeeda deeganka SSC aya Muamarad logudhigey Muqdisho lagaga takhalusayey yadoo cidamada Dawlada loogu sheegay in u yahay Alshabaab si dirqiyana kaga fakatey isku deyga lagu khaarajin laha abdiransir aya waxa ka danbeyey Masuliyiinta Khatumo oo lasheegay in ay soo maleegeen,

Abdinaasir oo aha ergadi Buhodle  ka sooraacdey masuliyiinta Khatumo ee kusugan Muqdhisho aya waxa u ka mid aya ergadii ay usoo kaxaysteen in aygaliyaan ansaxinta Dasturka,

Abdinaasir aya xiligan ku sugan meel qarsoodiya yadoo ay ku sugan tahay naftiisu halis, Abadinaasir aya ku eedeyey Masuliyiinta khatumo ee jooga Muqdisho in ay ugu tala galeen in ay dilaan oo waliba si qarsoodi ah uga taqalusan, ee u ka dhiman waayey xaga eebe,

Siyasin ku sheega somaliyeed aya cadadoodu tahay in   ay caruurta somaliyeed guryahooda ka soo kaxaaystan markey dantooda gaadhana ku tura meelcidlaha, hoos ka dhageeyso wareysigii oodhan

Muqdisho Nin u Dhashay Gobolada SSC oo Nolashiisu Halis ku jirto (Dhagayso) – Taleex Media Online

Raisal wasare gaas oo ka hadley Dastuurka , Puntand iyo Somaliland dhageeyso
Raisalwasaaraha dawlada KMG Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi uu bixiyey wuxuu kaga hadley arimo fara badan oo la xiriira siyaayada, amaanka caasimada & gobolada Shabaabka laga saarey, diidmada Puntland ka qabto qodobo ka mid ah dastuurka cusub ee Soomaaliya la doonayo in loos ameeyo, arimaha Somaliland ee ay kaga biyo diideen qaabka ay wadahadalka dhexmareya dawlada KMG Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

Ra’isalwasaaraha oo uu wareystey wariye Cawil Daahir oo ka tirsan Tv-ga Universal ayaa sidoo kale ka hadley sababaha ilaa iyo hada shacabka Soomaaliyeed loogu soo bandhigi la’yahay dastuurka cusub ee Soomaaliya loo sameynayo xili laga doodayo in la ansixiyo dastuurkaasi.

Hadaba arimahan oo dhan gaar ahaan qodobada Puntland soo bandhigtey inay doodo ka qabto ee la xiriira dastuurka cusub & waliba in uu jiro khilaaf u dhaxeeya DKMG Soomaaliya & Puntland ka dhageyso link-ga audio hoose

Halkan ka dhagayso Radio SBC

xogasho sbc

Madaxweynaha Puntland oo khudbad ka jeediyey Sapru House India Sawiro
Madaxweynaha Puntland oo khudbad ka jeediyey Sapru House India [Sawiro]

Madaxweynaha oo safarkiisa ay ku weheliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey kulankaas oo ay madax badan oo caalami ahi kasoo qayb galeen.

Madaxweynuhu wuxuu ugu horeyn si kooban uga sheekeeyey taariikhda Puntland, tirada dadka ku nool iyo Juqraafi ahaan meesha ay Soomaaliya kaga taal, isagoo intaas raaciyey in Puntland dadka ku dhaqani ay u badan yihiin dad xiligii burburka kasoo qaxay gobolada koonfureed ee dalka.

Dr. Faroole waxa kale oo uu ka hadlay Dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya ee ansixintiisa lagu howlan yahay, marxaladda kala guurka iyo qorshaha Road Map-ka isagoo dhinaca kale tilmaan ka bixiyey sida uu xiligan ammaanka Puntland yahay.

Khudbadda madaxweynaha oo ah mid dheer waxyaabihii uu kusoo qaaday waxaa kamid ahaa Burcad-badeed isagoo sheegay in Puntland ay dadaal badan ku bixisay sidii ay deegaanadeeda uga sifeyn lahayd islamarkaana ay si weyn ugu guuleysatey arintaas.

Qoysaska dadka u dhashay dalka India iyo eheladooda ayuu madaxweynuhu uga tacsiyeeyey afduubka loo haysto badmaaxiinta Indianka ah inkasta oo uu sheegay in lagu haysto meelo ka baxsan xeebaha deegaanada Puntland.

Ugu danbeyntii wuxuu madaxweynaha Puntalnd Dr. Faroole uu sheegay in Puntland ay u baahan tahay in lagu taageero sidii ay uga faa’iideysan lahayd khayraadka ceegaaga badeheeda islamarkaana ay uga hortegi lahayd kaluumaysiga sharci darada ah iyo Burcad-badeeda.

Safarka madaxweynaha Puntland oo ah kii ugu horeeyey ee uu madaxweyne Puntland ka tirsani ku tago dalka India wuxuu yimid kadib markii uu dhowr beri kahor magaalada Adis-ababa kulan kula yeeshay madaxda dalka Itoobiya.

$150,000 ee kubaxday Airportka Taleex ma ka go’daa budgetka halganka xoraynta Laasaanod?
Garoonkii diyaaradaha magaalda Taleex oo xadhiga laga jaray iyadoo warbixintii furitaanka la sheegay in ay ku baxday lacag baaxadeedu dhantahay ilaa iyo  $150,000 oo dollar. Shacabka reer SSC ayaa maanta ay ku noqotay arin ay ku adkaatay in ay ama u dabaal degaan ama ka dhiidhiyaan munaasabada furitaanka airportka. Arimaha ay d dadka badankiisu falanqaynayeen ayaa waxaa ka mid ahaa:  Lacagta gashay garoon aan la ogayn goorta ay diyaaradi ka soo degidoonto iyo xitaa hadii ay ka soo degto sida ay wax uga badeli karto halganka la doonaya in lagu soo afjaro dulmiga iyo tacadiga lagu hayo shacabka magaalada la haysto ee laasaanod. Dadkale ayaa iyaguna ka dayriyey sida ay u dhacday in Garoonkii buuhoodle oo qabyo ahaa mudo labo sano ah in lacagta intaa leg loo weeciyey garoonkii Taleex oo mudo lixbilood kayar dhismihiisu socday. Isku soo duuboo waxaa dadka badankiisa jaahwareer ku riday sida ay u sii libdhayso rajadii laga qabay xoraynta iyo midaynta shacabka SSC. Waxaa dadku indhawaydba la yaabanaayeen sida halgankii xornimada uu isugu badelay mid siyaasadeed oo shaqsiyaad wataan. Gabdho badan oo ka mid ahaa gabdhihii Dahabkooda u xaraashay laasaanod baa la xoraynayaa ayaa maanta u cadaatay in arinkaasi ahaa mid lagu fushanayo arimo siyaasadeed.

Maxamed Xasan ( xidig )

Cayn State.

Garbaduubkii garaad Cabdillaahi oo garawshiiyo-la’aan ku dambeeyey.
Garaadada iyo ugaaska Sool oo beryahan dambe darajadii isinimada ku darsaday darajooyin badan oo ay ka mid yihiin godoomiye, siyaasisi iyo afhayeen urur siyaasadeedka Khaatumo ayaa sii kordhiyey dagaalkii ay kula jireen isimada reer Hawd oo noqday kuwa keliya ee weli u bedqaba ama u fiyow beesha Dhulbahante ilaa hadana ku sugan degaanadii ay u dhasheen ee laga doortay. Garaadada Reer Sool waxay beryahanba aad isugu deyayeen inay kala dhexgalaan masuuliyiinta DKMG Soomaaliya (Somali Transitional Federal Government) iyo isimada reer Hawd si ay u maroorsadaan kuraastooda. Nasiibwanaag, waxay doolaaladii daacu waday kala kulmeen guuldarooyin isdaba joog ah. Isimadan xaqdarada ay ku heshiiyeen isudaba galay waxay mudodheer ahaayeen debed meer siyaasado is khilaafsan ku dhexlumay.

Garbaduubkii garaad Cabdillaahi oo garawshiiyo-la’aan ku dambeeyey.

Garaad Cabdillaahi Garaad Soofe wuxuu markii hore ka cudur daartay inuu shirka Xamar yimaado wuxuuna caddeeyey in latalo iyo go’aan ay wada gaadheen isimada reer hawd ee ay hogaaminayaan Boqor Cabdillaahi Axmed Cali iyo Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey oo Dhulbahante Hawd iyo gobolka Cayn usoo dirsadeen shirka madax-dhaqameedyada Soomaaliyeed uga furmay Xamar.

Isimada ku abtirsada Reer Sool oo guuldaradii hore la luudaya ayaa Khaatumo ka codsaday inay usoo afduubto Garaad Cabdillaahi oo Buuhoodle jooga si uu uga caawiyo dagaalka siyaasadaysan ee ay ku wadaan boqor Cabdillaahi iyo Caaqil Camey. Waxaa yaab iyo Mucjiso ku noqotay, hadal dow ah oo ay meel ay ka maraana waayeen ku noqday Ismidii khaatumo wadatay, markii Isimadii Daarood iyo kuwii Soomaaliweyn intuba u sheegeen in 4 isim oo wada nugaal ah in aysan macquul ahayn in ay manta matelaan dadka reer Cayn oo sharafta ay maanta soomaali ku dhex leeyihiin aan cidina duudsiyi Karin. Kadib marii arinkaa meel ay ka maraana ay waayeen ayaa ninka buddhigaha u ah arimahan soo jeediyey in  Garaad Jaamac Garaad Ismailoow fadlan Garaad cabdillahi booska uga baxa. Taasi oo Garaad Jaamac Garaad Ismail uu gaashaanka u duruuray una sheegay isimada khaatumo wadatay in ay ama wada galaan ama shirka wada qaadacaan. Waxaa cad odhaahdii ahayd: labadii xaqdarada ku heshiisaa, xaqay ku culoobaan.

Kitaab gurigiisa loo diiday Allaah sayax baday.

Isimadii garaadka soo garbaduubay waxay gadaal ka ogaadeen inay iyagu hore isugu sii magacaabeen boosaska beesha Dhulbahante shirka ku leedahay. Sidoo kale waxay isu sii magacaabeen Isimada soo magacaabaya isimada iyo cuqaasha beesha Dhulbahante shirka uga qayb-gelaya. Waxaa iswaydiin leh sida garaadada iyo ugaasku isu yidhaahdeen fekerkani waa mid caafimaad qaba oo dad lala hortegikaro?. Waxay ilaaween in isimada reer hawd iyo beelahoodu waxaa kasii tashadeen oo aanay kuraasidooda waxba ka waydiinahayn shaqana ku lahayn.

Ali Waqooyi.