kalshaalenews.com » Wararka

Daawo Full Video Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyey Xarunta Dadka Dhimirka La’ Ee Magaalada Buuhoodle
Xarun lagu daaweeyo dadka dhimirka la’ oo ku taala magaalada Buuhoodle ayaa lasoo gaadhsiiyey deeq raashin ah oo ay iska aruuriyeen ardayda dhigata Jaamacadaha caafimaadka ee magaalada Boosaaso kuwaas oo kasoo jeeda gobolka Cayn.

Deeqdani oo isugu jirtey Bariis, Bur, Sonkor iyo Saliid ayaa waxaa lagu wareejiyey maamulka xarunta dadka dhimirka la’ ee magaalada Buuhoodle.

Qaar kamida gudiga qaban qaabada deeqdani ee ardayda Jaamacadaha caafimaadka Boosaaso ee kasoo jeeda deegaanka Buuhoodle ayaa ka warbixiyey deeqdani raashinka ah ee ay soo gaadhsiiyeen xarunta dadka dhimirka Qaba ee magaalada Buuhoodle.

Mas’uuliyiinta gacanta ku haya xaruntani lagu daaweeyo dadka dhimirka la’ ee ku taala magaalada Buuhoodle ayaa geestooda soo dhoweeyey deeqdani lasoo gaadhsiiyey, iyagoona dhinaca kale ku baaqay in gacan weyn laga geysto baahiyaha haatan ka taagan xarunta.

Hoos Ka Daawo

Dhagayso:- Hilowle oo Faah faahin ka bixiyay Wafdigii Kismaayo gaaray iyo Kulamadii ay Maamulka la qaateen.
Siyaasiga Hilowle Aadan Maxamuud oo kamid ah Aas-aasayaashii Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Wafti ka socday Marayakanka iyo dhowr wadan oo daneeya arimaha Soomaaliya oo gaaray Kismaayo shalay.

Hilowle ayaa sheegay Wafdiga Kismaayo gaaray inay ahaayeen Wariyaal iyo dad ka socday dowladdaha Maraykanka iyo Yurub, kuwaasoo kormeer ku sameeyay goobihii ay dhawaan ka dhacday doorashadii Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State,

Waxaa uu xusay in ay su’aalo waydiiyeen Ergadii dooratay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe, isla markaana ay dib ugu laabteen Magaalada Nairobi oo markii hore ay kaso kciitimeen.

Dhinaca kale wuxu ka hadlay Madaxwaynayaasha Kismaayo iskaga dhawaaqay, isagoo xusay ragaasi inaysan wax saamayn ah ku yeelan doonin Maamulka Jubbaland.

Hoos Ka Dhagayso

Ex-Hilole-Aadan-Maxamuud-

Dhagayso:- Ciidamadda dowladda ee gobolka Gedo oo Heegan la galiyay
Sida uu uu Warbaahinta  u sheegay Sheekh Isxaaq Mursal Geesdheere oo ka tirsan Saraakiisha maamulka Ahlusunna ee gobolka Gedo, Ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ururka Ahlusunna ayaa heegan la galiyay kadib markii dhawaan ay qaateen Musharaadkii.

Waxaa uu sheegay dhawaan inay weerar ku qaadi doonaan deegaanada ay kooxda Al-shabaab oga suganyihiin gobolka Gedo, isla markaana ay gacanta dowladda soo galin doonaan.

Sheekh Isxaaq Mursal ayaa xusay u diyaar garowga dagaalka ka dhanka ah Alshabaab inuu wax badan uga duwanyahay Dagaladii ay horay u Iclaamin jireen.

Hoos Ka Dhagayso

Ahlusunna-Gedo1

Obama: Waan u Gurmaneynaa Oklahoma
Madaxeynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday Gobolka Oklahoma halkaasi oo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylaha ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City.

Madaxweyne Obama oo ka hadlayay Aqalka Cad ee Maraykanka, ayaa ku yaboohay gurmadka dawladda dhexe.

Dhinaca kale saraakiisha Gobolka Oklahoma, ayaa hoos u dhigay tirada dadka ku dhintay gobalkaas oo ay ka dhigeen 24 qof, iyadoo markii hore la shaaciyey tiro intaa ka badan, saraakiishu waxay sheegeen in qaladka tirada uu ka dhashay iyadoo maydadka qaarkood laba jeer la tiriyey, waxayse sheegeen inay tirada kordhi karto kadib marka la baadho burburka guryaha.

Halkan Ka Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Buuhoodle
Halkan Ka Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Buuhoodle

Hoos Kadhagayso

Warkii Fiidnio Ee Radio Buuhoodle By Mohamed Rasaas

Isimadi iyo ergooyinkii ku sugna Kismanyo oo sibuuxda u taageerey Madaxweyna Ahmed Madoobe Dawo Vedio

Ururka Siyaasadeedka Udad oo Magaalada Buuhoodle Ka Furtay Xafiis
Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Cayn Lagu Qabtay Munaasibad Si Heersare Ah Loosoo Agaasimay Oo Lagu Furayay Xafiiska urur Siyaasadeedka  Udad uu ku  Yeelanayo Magaalada Buuhoodle.

Hadaba Xafladan ayaa Waxaa Ka Soo Qaybgalay Waxgarad Culima Udiin Ururada Dhalinyarada Ururada Haweenka,iyo Dhamaan Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Halkaasi oo ay Qudbado Kala Duwan Ka Soo Jeediyeen.

Ugu Horaytii Waxaa Xafladaasi ka  Hadashay Maama  Faadumo  Diiriye  oo ah Xubin Ka Mid ah Urursiyaasadeedka Udad OO Ah Golaha Fulinta Haweenka Waxaana Isla Goobtaasi   Lagu Dooratay Xildhibaanada Uga Qayb Galaya Doorashada Goolaha Deegaanka Ee Fooda Inagusoo Haysa Ee  Urursiyaasadeedka Udad Ee Gobolka  Cayn

Geesta Kale Waxaa Gudoomiyaha Gobolka Cayn Ee Urur Siyaasadeedka Udad  Loo Doortay Dr. Xassan Yuusuf Maxamed.

Hadaba Faadumo Diiriye oo ah Gabar Aqoonyahanada oo Mudo Badan Ku Maqneyd Dalka Dibadiisa Gaar Ahaan Dalka Jarmalka Shaqooyin Kala Duwana Kasoo Qabatay Wadanka Jarmalka Ayadoo Iminkana Ugu Soo Laabatay Dalka Hooyo Inay Bulshadeeda Waxay Soo Baratay Ay Ugu Adeegto Kana Qabatay Hawlo Aad Ubadan Oo Laxiriira Dhanka Arimaha Bulshada Kana Mid Ah Ururka Samafal  Ayaa Waxay Maanta g/cayn Degmada Buuhoodle Xadhiga Uga Jartay Xafiiska Uu Ururkani Kuyeelan Doono Magaalada Buuhoodle.

Maahan Markii Ugu  Horaysay Oo Xafiis Noocaan Ookale Ah Laga Furo Magaalada Buuhoodle Tan Iyo Intii Ay Puntland Kutalaabsatay Hanaanka Dimuqradiga Ee Xisbiyada Badan Ee Puntland Balse Waxaa Jira Xisbiyo Kale Oo Kafurtay Xafiisyo Gobolkani

Hadaba Dadweynaha Kudhaqan Magaalada Buuhoodle Ayaa Si Iskuwada Mida Usoo Dhaweeyay Xafiiskan Cusub Ee Uruka Udad ku Yeeshay Magaalada Buuhoodle Ayagoo Sheegay Inay Soo Dhawaynayaan Lana Shaqayn Doonaan Ururkani Cusub

Dhinaca Kale Haween Weynaha Kudhaqan Buuhoodle Ayaa Ayagu Sheegay In Ururkani Uu Ahmiyad Gaara Uleeyahay Sabatoo Ah Bay Dhaheen Waa Ururka Kaliya Ee 30% Ballan Qaaday In Dumarku Ay Heli Doonaan

Dhinaca Kale Maama Faadumo Diiriye Ayaa Madashaasi Kusoo Bandhigtay Hanaanka Siyaasadeed Ee Ururka Udad Ee Uu Hiigsanayo Wakhtiyada Dhow Iyo Aayaha Danbaba Ayadoo Halkaasi Kamuujisay Kana Ballan Qaaday Inay Goblkan Waxyaalo Badan Ka Qabanayaan Hadii Ay Ku Guulaystaan Tartanka Doorashada Fooda Inagusoo Haysa Sidookale Waxay Ku Dheeraatay Ahmiyada Ay Uleedahay Inay Maanta Buuhoodle Xafiis Ka Furtaan Ayadoo Dhanka Kale Uga Mahad Celisay Bulshada Reer Buuhoodle Sida Wanaagsan Ee Ay Ugusoo Dhaweeyeen G/cayn Gaar Ahaana Magaalada Buuhoodle

Ugudanbayntiina Maama Faadumo Diiriye Ayaa Xadhiga Kajartay Xafiiskan Cusub Ee Ay Kuyeesheen Magaalada Buuhoodle

Goordhow Filo Full Vedio

Dowlada Kenya oo shaacisay inay dib u soo celineyso qaxootiga tirada badan ee ku jira xeryaha Dhadhaab
Dowlada Kenya oo shaacisay inay dib dalkooda ugu soo celineyso Somalida tirada badan ee ku xareeysan xeryaha qaxootiga Kenya.

Xerada qaxootiga Caalamka ugu weyn ayaa waxay ku taalaa Dhaadhaab Kenya,waxaana ku jiraan in kabadan 6-boqol oo kun oo qaxooti ah oo ku soo qulqulayay ilaa 91-di. Boqolaal kun ayaa ka dhooftay.

Deegaanka dhaadhaab ayaa dhibaato weyn ku qaba qaxootiga tirada badan ee 23 -ka sano dulsaaran, waxayna deegaanka ku rideen nabaad guur ,kadib Markii ay dhirtii ka dhigteen waxay dhistaan iyo waxay shitaan. Hadaba maadaama dalka Somaliya ay ka dhalatay Xasilooni ayay dowlada Kenya go’aansatay in dadkaasi dalkooda dib loogu soo celiyo.

Dowlada Somaliya ee Xasan Culusow horboodaya iyo guud ahaan Kooxaha Xamar haysta ayaa ka soo horjeeda in dadkaasi dalkooda dib loogu soo celiyo, waxay aaminsan yihiin in dadkaasi ay dalka ka dib ugu soo laabanin,maadaama ay iyagu xoog ku heystaan deegaanadoodi iyo beerahoodi. Waana tan keentay inay maanta ka dhawaaqaan nabad gelyada Jubboyinka ka soo bidhaantay.

Ku dhawaad 500-kun dad ka ku jira xeryaha Dhadhaab waxay ka soo jeedaan Gobalada Jubboyinka, waxaana ka barakiciyay hogaamiya kooxeedyadii ku soo duulay gobaladani ee ay ugu dambeeyeen Alshabaab

Maxamuud Cabdi Yuusuf

Dhagayso+Sawiro:- M/weynaha Puntland iyo Safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia oo Shir Jaraa’ad Garowe ku Qabtay
Kadib Markii Maalintii shalay ahayd u soo gaaray Magaalada Garowe Safiirka  Safiirka  Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia ayaa Waxaa Xalay Xarunta Madaxtooyada logu sameyey Casho sharaf Taas oo Labada Masuul ay Kawada Hadleen Arimo Dhowr ah

Shir Jaraa”ad oo si wadajir ah ugu Qabteen Magaalada Garowe labada Masuul ayaa Waxa ay uga hadleen Xaalada Soomaliya iyo sidii Australia o Tageeri lahayd Puntland Waxaana ay kawada Hadleen Arimo Farabadan

“Australi deeqaha Somalia waxbay ka bixisaa, Mahsariicda waxbarashada, amaaanka iyo horumarinta gacan weyn ayay ka gaysata,waxana ay danaynayaan xiriirka Somalia gaar ahaan deegaanada Puntland” ayuu Dr.Farole.

Safiirka ayaa sido kale sheegay in Puntland ay kawada Hadleen amaanka iyo Hormarka iyo sido kale arimo Badan sida u hadalka u dhigay

‘Waxaan aaminsanahay in wax badan Australia ka qaban garto gaar ahaan Puntland oo ay jiraan dad ka soo jeeda oo jooga Australia ,inay soo noqdaan waxay qayb ka tahay xalka lagu horumarinayo deegaanadan” ayuu yiri safiirku

Hoos Ka Dhagayso

Faroole-iyo-Safiirka-by-Saadaal.com-

Dhagayso:-War Deg Deg Ah Wafti ka socda Beesha Caalamka oo Kismaayo Gaaray
Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya halkaasi maanta inay gaareen Wafti ka socda Beesha Caalamka kuwaasoo iskugu jira Wariyaal iyo dad kale oo iyagu u kuur galaya Xaalada Magaalada Kismaayo iyo sidoo kale doorashoyinkii dhawaan ka dhacay.

Sheekh Maxamed Daa’uud Codwayne oo kamid ah Gudigii gacanta ku hayay shirka Kismaayo ayaa u sheegay Warbaahinta inay kismaayo gaareen Wafti ka socda Beesha Caalamka oo u badan Wariyaal kuwaasoo booqday xaruntii shirka Kismaayo uu ka socday iyo sidoo kale goobo Muhiim ah.

Waxaa uu xusay saacadaha soo socda kulamo inay la qaadan doonaan Madaxwaynaha maamulka Jubbaland iyo ku xigeenkiisa.

Socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay inuu la xiriiro qiimeyn uu ku sameynayo doorashadii lagu doortay madaxweynaha cusub ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), xaaladda guud ee magaalada Kismaayo iyo sida ay suurta-gal u tahay in mashaariic horumineed iyo bini’adannimo laga hirgeliyo deegaanka.

Wafdiga ayaa lagu wadaa inay goor dhowr garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kula kulmaan Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Hoos Ka Dhagayso

Dhagayso_- Wafti ka socda Beesha Caalamka oo Kismaayo gaaray _ Saadaal Media