kalshaalenews.com » Videos

Daawo Full Video Ururka Siyaasadeedka Udad oo Magaalada Buuhoodle Ka Furtay Xafiis
Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Cayn Lagu Qabtay Munaasibad Si Heersare Ah Loosoo Agaasimay Oo Lagu Furayay Xafiiska urur Siyaasadeedka Udad uu ku Yeelanayo Magaalada Buuhoodle.

Full Vedio:Halkan Kadaawo Sida Looga Xusay Maalinta Nadaafada Deegaanada SSC Ee 18ka May Magaalada Buuhoodle
Maanta Oo Taariikhdu Ay Ku Astaysnayd 18ka May Oo Ku Beegan Maalinta Nadaafada Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn Ayaa Shacb Waynaha Ku Dhaqan Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Cayn Waxay Si Aan Horay Loo Arag Isugusoo Baxeen Suuqyada Waawayn Ee Magaalada Buuhoodle Halkaasoo Ay Kasocotay Ololaha Nadaafada Suuqyada Iyo Xaafadaha Ay Ka Koobanatahay Magaalada Buuhoodle

Halkan Kadaawo Vedio

Saacid oo Markii ugu horaysay kasoo dhex Muuqday Shaashadaha TV-yada Caalamka,kana hadlay arinta Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horaysay tan iyo markii loo Magacaabay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha mudo ku siman 8 bilood ka hor la hadlay TVyada Caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha oo Barnaamij ka baxay TVga Al-jazeera qayb kamid ah Muuqaalkiisa lagu soo qaatay ayaa ka hadlay arimaha Federaalka iyo arinta Kismaayo oo in badan soo laalaabatay.

Qaybaha Hoose ka Daawo

Ismaaciil Cumar Geele oo Fariin Culus usoo Diray Dadka Soomaaliyeed.Maxay Tahay?(Daawo Video Xiiso Leh)
Madaxweynaha JDjbouti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo Waraysi dheer Bixiyey Ayaa Waxaa uu kaga Waramay Ajandaha Dhabta ah ee Shirkii London. Mustaqabalka Soomaaliya ee Soosocda iyo Waliba Qorshaha Lacagaha Culus ee Lagu Dhawaaqay.

Ismaaciil Cumar geele ayaa Sidoo kale Fariin gaar ah udiray Soomaalida Meelay Kunooshahayba.Halkan Hoose Riix Kadaawo Fariin Culus..

DAAWO VIDEO: Aragtida Dadka Magaalada Bosaaso ee Shirkii Soomaalida ee London
Hoos Kadaawo

Professor Samatar oo ka hadlay Siyaasada Somalia sheegayna in lagaadhey xiligii xisabtanka Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha Dawo Vedio xiso badan
Professor Samatar oo ka hadlay Siyaasada Somalia sheegayna in lagaadhey xiligii xisabtanka Madaxweynaha iyo Raisal wasaaraha Dawo Vedio xiso badan

Sodhaweynti Madaxweynaha Somalia ee Dalka Mareykanka qaabkey u dhacday oo Filim laga sameyey Dawo

Khilaaf kii u dhaxeeyey Madaxweynayasha Khatumo oo sii xoogeystey
Indhawaale waxa soo  ifbaxayey khilaaf Lasheegay in u ragaadiyey  Maamulka Khatumo Khilaafkan oo ka dhex aloosna Masuliyiinta Mamulkaas  qeybahooda  kaladuwan, Golaha madax tooyada ee loo yaqaano  G 3 iyo golaha Dhexe ee G 11 oo ah Mufakiriinti  iyo

Mamulayashi Shabakada Khatumo, waxa isi soo taraya Calamado Muujinaya in u khilaafkani Sii xogeystey, ka gadaal markii u biloowdey awood maroorsi iyo xadhigjiidasho ka dhex aloosan Golayasha Khatumo dhexdooda,

Madaxweyne Ahmed Cilmi Cisman (Karaash) ay  horaantii Sanadkan  Ku dhawaaqey in u xidhey Qasnadii dhexe ee mamulka  khatumo oo ku taala  Magalada Duba, Qasnadaas oo ay  ku soo dhicijirtey Dhaqalaha laga Soo aruuriyo Qurbajoogta, SSC   Hadalkan

oo hakagad Galiyiy Dhaqaalihii la bixiin jirey si weeyna u soo ifsaarey Khilafka Soo jitamayey Mudada dheer, Halkan Riix hadalkii Madaxweyne karash amarka ku bixiyey in u xidhey qasnada  http://youtu.be/sVpxOAtESbc

Sidoo kale waxa u Madaxweyne Karaash ku dhawaaqey in si deg deg loo soo camiro loona yimaadomagaalada taleex  dhamaan golayaasheeda Khatumo wixii an Shaqo ku maqneeyn iyadoo  badiba G 11 ay dagen yihiin Qurbaha, Halka Labada Madaxweyne iyo

golayasha wasiiradu ku sugan yihiin Boocame Buuhoodle iyo Ethopia USA, Kenya, Iyo Muqdisho,  Ilawareedyo laga helayo Mamulka dhexdiisa aya sheegaya in G11 lasafteen Qeeyb kamida Golayaasha madaxtooyada, taas oo keentey in u ka biyodiido Madaxweyne Ahmed Karash, soona saaro amaro isdaba jooga,  Halkan riix amarki 24 sacadood in taleex lagu yimado  http://youtu.be/RLOtE2zcROs

Inkasta oo aysan qexneeyn awooda Madaxweynuhu leeyahay ayaa waxa lagu asteeyey Mamulka Khatumo Sanad iyo Sideed bilood yadoo ay dhameysteen Labo kamida madax weynayaashi la doortey halka  wali la sugayo kii sadexaad oo laba bilood ka tagtey xiligii la dooran lahaa oo ku beegnaa 12 01 2013 una ku suganyahay xiligan Magalada Muqdisho,  In kasto Taagerayaasha khatumo

ee looyaqaan  Tea Pary kaga sheekeyaan   Goobaha Fadhi ku dirirka  in Madaxweyne   Abdinur Cilmi Qaaje (Bindhe) u yahay Puntlander una xuubsiibanayo Puntland,  horeyna ugu eedeyeen Warbahinta Tea Pary in xubno Khatumo leedahay u uxaglinayo in ay qadato Puntland sidoo kale waxay  sheega in u lun sadey dhaqaale Badan oo gaadhaya 280000 usd, Sidaas  awoogeedna usan u

Tageeyn Taleex oo usana diyaar u ahaayn in u xilka la wareego waa sida ay Tea Pary taagera khatumo ku sheekeeyaan kolkey Fadhiyaan Gobaha Fadhi ku dirirka,  Dhaleeceyntan iyo isku Tuurtuurka Fashilka Siyasadeed ayaa la sheegay in ay  Qolaba qolada kale Tuhun iyo in ay fashilka keentey masuul ka tahay, Qaar ka tirsan Golaha G11  aya sheegaay in ay u muuqato Fashilka iyo Khaladadkuba balse ay noqon doonan kuwa ugu danbeeya ee afka Furta oo aysan ka hordhici doonin,

Wiigan Gudihiisa aya Gudoomiyaha Magaalada Taleex ee mamulka Khatumo soo saarey Wareegto u ku sheegay xiliga la qaban doona shirka Dib u eegida mamulka Khatumo Gudoomiyaha isugu  yidheedhey Dhamaan Golayaashadeeda Khaatumo,  halkan riix si aad u akhrisato digretadi Gudoomiyaha  Taleex ku dhawaaqey xiliga lqabanayo shirka  http://www.daldoon.com/deg-deg-maamulka-khaatumo-oo-sheegay/

Dhinaca  kale Madaxweeyne Maxamed Yusuf Jamac Idhasheel oo ku sugan Magaalada Buuhoodle aya soo saarey bishii kowaad ee sanadkan in la isugu yimaado shir 15 01 2013  yadoon hadalkaas   an dhag jalaq loosiin ilaa hadana an la cadeeyn sababta looga jawabi waayey CodsigaaS,  Sido kale Wiigan Gudihiisa ayu soo saarey warsaxaafaded uu ku sheegayo in sida ugu dhakhsaha badan loo dhameeystiro gagida diyarada Buuhoodle, Halkan riix si ad u dawato Amarkii Madaxweyne Idhosheel, http://youtu.be/0qIJVV32orE

Dhinaca kale  Dhigiisa Madaxweyne Ahmed Cilim Cisman (Karaash) aya amar ku bixiiyey in la dhameystiro Xarunta Polic ka  Taleex oo qabyo ah halkan ka dawo vedio  Halkan riix si aad u daawo muuqaalkan

Isuku soo wada duub calamadahan aya muujinaya khilaafkan oo laga yaabo in u ukala qeeybiyo Mamulka, Khatumo Nugaaled iyo Khatumo Hawd, Sawirkan oo mujinaya Khilaafka iyo xadhig jiidashadan u dhaxeeya Mamulka Khatumo aya si weeyn u muuqanaya

Go’aamaddii ka soo baxay shirkii beesha Adan Axmed Oo maanta ku soo gabagaboobey Buuhoodle.
Shirweynihii Midnimo1 ee Beesha aadan Axmed oo Maanta Lagusoogabagabeeyey Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn Shirweynahan oo ay Ka soo Qaybgalen Cuqaasha Culima Udinka Waxgaradka iyo Bulshada Nooceda kala duwan

Halkan Ka Daawo Video

Buraanbur Qiiro Badan Oo Loo Qaaday Xaaji Maxamud Xaji Cumar Camay (Dhagayso)
iyadoo ay soo beegantahay soodhawayntii Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Ayaa Waxa Ay Taageeryaasha Uu Ku Leeyahay G/ Cayn Ay Udiyaariyeen Buraan Buro iyo Suugaan Ay Ku Soo Dhawaynayaan Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Ayaa Waxaa ilaa Xalay ilaa Maanta Wadooyinka iyo Xaafadaha Ay Ka Koobantahay Magaalada Buuhoodle Soo Buuxdhaafiyey iyadoona Ay Shacabku Ay Wateen Baabuur Ay Kabaxayeen Halku Dhigyo Lagu Soo Dhaweynayey Halyeey Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Oo Guulo Kasoo Gaadhay Socdaalo Uu Ugu Maqnaa Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somaliya .

Hadaba Dhagayso Buraanbur Loo Tiriyey Halyeey Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay Dhagayso Abwaanada Cibaado Nuur Jaamac

Halkan Riix Oo Dhagayso Buraanbur Xiiso Badan