Cuna qabateyn lagu soo ragey Magalada Lascanood ee xabsade ku amar ku taagleyo

Magaalada Lascanood aya Bandow lagu soo rogey saka wabarigii yadoo loo diidey dhamaan wixi ka baxayey iyo wixii soo galayey magaalada kantaroolada magaalada aya waxa tuban gaadiid tiro badanoo  rar la ciir ciireysa arinkii ugu la yabka badna ee manta ka dhacay lascanood aya waxa u aha koolkii hooyo gadhi kula gudoomey duleedka Hadhqaboo shaley lakeen magaalada  Laascanood si loogu dabiibo magaalada laascanood oo ay  dhakhaatirti waxba ka qaban kar wayeen ay eheladii dhawacu damceen in hoyada dhawaca looqaado dhakhtaro ka baxsan Lascaanod yadoo gadhigii dhawaca sidey laga soo celiyey Kantaroolka yadoo amar u bixiyey gudoomiyaha cusum iyo xabsade in aan loo ogaleeyn in shinbiri ka baxdo magaalada Lascaanood dhawicii aya lagu soo celiey gurigiisi isagoo ildaran  wararka an ka heleyno Lascanood aya waxay sheegayan in  la diidan yahay in ay fakadan masuliyiinti xilka laga xayuubiyey waa si u hadalka u dhigey xaabsade kol wax laga weydiiyey arin kaas

isku soo wada duub magaalda lascaanood aya intii ay qabsadeen mamulka SNM waxay la daladhacaysey tacadiyo iyo dhibaatooyin ka baxsan biliadanimada  shaley beey ahaayd kolkii albaabada loo laabay suqa danyarta ee ku yaleey magaalda yadoo dadkii danyartaha  ee kula tacaalijirey nolol malmod koda ay tuban yihiin wadooyinka magalada  Lascanood,

 

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=3822

Posted by admin on Jul 31 2011. Filed under Radio Buuhoodle, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria