Khatumo 45 habeen beey citiraaf ku heshey Somaliland 21 Sanadood ku weeydet

Marka la eego xalada iyo marxalada somalidu ku jirto waxaad dareemi karta in aysan dadka somaliyeed u bisleeyn shuruucda iyo nadaamka wax loo maro, mamulka Somalilad aya in ka badan Labatan sanadod yabooh sanayey in la ictiraafo oo ay ka go aan somalia inteeda kale waxayna isku dayeen wax kasta oo ay dariiqaa ku gadhi lahaayeen

ariinkaasi wa suroobi waayey sababo la xidhiidha heshiiski 19814 lagu gaadhey barliin ee ay gadheen quwadaha adunka kolkas oo laga hadlayey xududaha iyo inta dawlad noqoneeya yadoo dhaqanka iyo diimaha iyo xuduuduhu ay astaan u ahaayen cida israacaysa ama cida dawlad noqoneeya,
dawlahada Afrika aya saxeexay heshiis sheegaya in an waxba laga badali karin xuduudihii isticmaarka waloow koonfurta sudan la jarey yadoo loo marayo dhinaca kala duwanaan shaha diimaha,

isku soo wada duubo citiraafka somaliland waxa hortaagan waa in ay diinta islaamka ka baxaan oo ay diin kale qaatan dhaqanka somaligana ka tagaan hadii kale ma buxinayaan shuruudaha laga rabo,

Khatumo runti xalkeedu waa neef gawracani geed kama beeydho maxa yeeley dastuurka cusub ee Raod Map ka la magac baxay wuxu sheegaya in ay noqon karaan Labo gobol iyo wixi ka sii badani hase ahaate waxaay isticmaalayan KHaatumo ALWASTA FOOQAL QAANUUN arin kaasina maha mid soconaya ama hirgalaya.
Hadii ay buuxisey shuruudi iyo nadaamka u yala mamul goboleedyada uma baahna in la ictiraafo iyo kale.

waxa xusiid mudan hardanka siyaasadeed ee ka aloosan gudha dawlada Fadarka ah iyo Puntland oo dhinaca iyo Somaliland oo dhinaca aya waxa si xawaare ah ku soo dhex galeey dagaaladi ka dhacayey Buhoodle ee u dhexeeyey Mamulka Silaanyo IYO shacabka Buhoodle taaso oo mamulka SSC kor u siiqaatey magaciisa iyo sumacadiisa soona jiidatey indhihii calamka siiba Ethopia yago ka baqaya in dagaalada ka soo cusboonadey halkaas ay ka faaideystaan Islamiyiinka ka dagaalamaya Somalia
arinkas aya wuxu keeney in ay kafaa ideystan rugcusla la,aa sidii ay ku soo galilahaayen siyaasada Somalia yagoo geed dheer iyo geed gaaban u fuuley sidii ay ku helilahaayeen, arinkan aya keeney in ay dhalato khaatumo loona raadiyo ictiraaf ama ogolaansho ay kaga qeeyb gasho shirarka Garoowe iyo Turkiga arinkan waa ka dhaliyey khilaafkii ugu badna oo in dhawaale soo mara dawlada yadoo cado u ah dawalada somalia iyo masuliyiteeda in ay iskhilafaan oo media ha isaga mariyaan dhaleeceeyn gunaanad kii hadii laraacayo sharciga iyo qawaaninta iyo waxa jira somaliland waa somalia khatumana ma buuxin shuruudi hadii se indhaha la iska tirayo oo soojeed lagu riyoonayo khaatumo waa mamul somaliland weey go aysaa

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6275

Posted by admin on Mar 11 2012. Filed under Wacaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria