Ogaysis Beesha Cumar maxamud
![]()
sixiid adress ka shirku ka dhacayo oo khaladan Dhamaan Qurba Joogta Beesha Cumar Maxamuud ee Uk waxa la Ogaysiinayaa in la qaban doono Shirweyne Beesha waxana lagu qabandoona Magaalada London 17/03/2012 oo ku began maalin Axad ah waxana shirku ka dhicidoona Ruskin Hall oo ku yaal West London gaar ahaan Xaafada Acton waxaana laga codasnayaa dhammaan qurba joogta beesha Cumar Maxamuud rag iyo dumarba ee Joogta Uk iyo Qurba joogta kale ee kala deggan daafaha adduunka ee soo gaari karta inay ka soo qayb galaan iyagoo dhowraya wakhtiga oo ah 03:00pm ilaa 09:pm
RUSKIN HALL
16 CHURCH ROAD
LONDON
W3 8PP
Wixii faah faahina fadlan kala xiriira
Xuseen Xuubsireed 07507957296
Cabdirashiid Cabdi Daad 07930069708
Cabdulle Jama Qoryaliqe 07574288216
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6343






