Booqashadii Ceelka Riiga Buuhoodle
Waxaan Maanta Booqanay Ceelka Riiga Magaalada Buuhoodle ayadoo aan Udhabagalayno xaalada Biyo la,aaneed ee ka jirta magaalada Buuhoodle Ceelkan oo Mudo Badan aan Shaqaynayn oo hatan si toosa Ushaqaynaya
Uguhorayntiina waxaan halkaas Kula Kulanay Siihayaha Ceelka Riiga Cabdicasiis Axmed Rakaab isaga oo naga warbixiyey sida uu hatan u shaqeeyo ceelkani iyo wax yaahaba uu Ubaahanyahay, waxa uuna yiri.Ceelkan waxaa Kacaba Xoolo aad u tiro badan oo ay ka midyihiin Geel Adhi Lo, iyo Dadka Kudhaqan Magaalada Buuhoodle
waxana uu u bahan yahay dayctir fiican oo waxa Xun Labo Mashiin oo ceelku leeyahay iyada oo ay hadhay Biyo galitii Magaaladu waxaan hada shaqaynaya hal Riig kagalan Waxaa ka xun Daynabada Waa sida uu Hadalka
Ugu Danbeyntiina Waxuuna Qurba joogta Reer Buuhoodle Ee Jecel Wax tarka Deegankooda Ugu Baaqay Inay Ceelka Riiga Dayctiraan Isaga Oo sheegay Inay Biyuhu Laga mamaarmaan Uyihiin Nolosha Bili,aadanka Xoolaha IyoXayawaanka
Mardhow Vedeos Kadhugo
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6399






