Roobkii Guga oo Buuhoodle Kacurtay
Dhibicdii U Horaysay Roobka Looyaqaano Guga oo Buuhoodle Ku Soo Da,day iyadoo ay jireen abaaro iyo Biyo yaraan Kajiray Gobolka Cayn.
Waxaa Maanta Kusoo Da,ay Roobkii nooca Guga loyaqaan magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn iyadoo ay ka jireen abaaro iyo biyo yaraan soo wajahay Gobolkan Cayn Maalin Dhaweed ayey ahad Markii U jabay Riiga Buuhoodle oo ay ka cabi Jireen Xoolo aad Ufarobadan iyo Dadka ku dhaqan magaalada Buuhoodle
Roobkan ayaa ahaa nooca Looyaqaan Tiix oo hatan Si Fiican U qaboojiyey Dadkii iyo xolihii ku dhaqnaa Magalada Buuhoodle
Ugu danbeyntiina Magaladan Buuhoodle ayaa waxaa ka jira colaad iyo Biyo yaraan Soowajahday Gobolka Cayn maanta Galinkii hore ayey ahad markii lagu mudaharaadayey maamulka siilanyo
Warrka Waxii Soo Gordha Kala Soco Kalshaalenews.com
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6683






