Riigi buuhoodle oo la hagaajiyey
Riigii Magaalada Buuhoodle oo la hagaajiyey, yadoo in dhawaale ay ka taagnaayeen coolado iyo abaaro ku baahay deegaanka SSC aya waxa istaagey shaqaqadi iyo biyo soosaarki ceelka weeyn ee Buuhoodle, laba ceel biyood o kuyaal magalada aya la isku xidhiidhey
Siay u daboolan baahida bulshada Gobalka Cayn, mishiinka ceelka biyaha aya istaagey, mudo laga jogo 5 cisho yado laga dareemayey
dhaman deeganka Buhoodle istaagida celkaas oo ay ka cabaan kumanan dadda iyo xoolo ah Hayada NPI aya hagaajisey ceelkan
Hayada NBI aya ah hayadii hirgalisey qodista celkan ka gadaal markii dhaliyaro reer Buhoodle ah ay sameeyeen shirkada dayax oo ay soo ibiyeen riiig iyo gaadiid lagu qaado qalabkooda Hayada NPI aya ah hayada kaliya ee ka Hawlgasha deeganka SSC,
Shirkada Dayax oo ah shirkad Qodista ceelasha oo leeh qalabka lagu qoodo ceelsaha aya masuul ka ah ceelkan, shirkadan aya waxa iskaleeh dhalinyaro reer buuhoodle ah oo qurbajooga galiyeyna Boqolal
kun oo doolar si biyo loogu soo saro degaanka SSC, Magaalada Buhoode aya waxa ku hungoowdey in ay biyo ka soo saarto Dawladi Maxamed Siyaad bare taaso keentey in lakeeno qalab deeganku leeyahay oo la hubsado warbixiinadi ay ka tagtey Dawladi maxamed siyaad bare, ilaahaay ha u naxariiste.
Kalshaalenews.com. Xafiiska wararka
Gobalka Cayn Buuhoodle
Kalshaalenws@gmail.com
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6697






