Himilad Khatumo iyo hanka Silaanyo iyo xog culus oo khuseeya DFKM iyo Puntland Sss hos ka akhriso

Mamkulka Khatumo ee saldhigiisu yahay taleex, Iyo Mamulka Silaanyo ee Hargeeysa looga taliyo aya midwaliba ku naaloonaya qaabka looga qeeyb galayo wadahadalada Dalka Turkiga ka dhacaya,

Wadadhadaladaas oo la sheegey in loo qabanayo Soomalida qeybaheeda kala gadisan kan dhicidoona wadanka Turkiga Bishalixaad ee sanadkan.

Yadoo qolo walib dooneeyso in ay qoolo Muquuniso, Mamulka khatumo aya qoondeeyey inta an la gaadhin 15 April in uu afka ciida u daro maamulka Somalilnad gacantana kaga dhigo Magaalada Lascanod oo in dhawaale ay ka talinayeen mamulka Somaliland, oo awood malatari kagala wareegay Mamulka Puntland,

Himiladaas iyo hankii loolaha ayan sooroobin kagadaal dagal dher oo dhexmarey mamulka Khatumo iyo Maleeyshiyada Somaliland yadoo halkaas Maleeyshiyada Somaliland Gulo ka sheegteen,

Halka cidamadii khatumana ukala jahaaysteen Buhoodle iyo Nugaal, yadoo halkaas ay ka soo baxday in ragaad ku yimaado Shaxdii Khatumo dhigtey 15 April, in lagu soo gaba gabeeyo arimaha Gobalka sool,

Mamulka Somaliland aya isagu hore u soo anba qaadey ka qeeybgalka wadahadalada Somalida loga furayo Dalka Turkiga,

Isagoo magacaabey shan wasiir oo uga qeeyb gali doona Mamulka Somaliland wada hadaladaas, yadoo ay xusid mudan tahay in u ka mid yahay xubnahaas Ninka Ugu tunka weeyn Gobalka Sool Mudane Ahmed Abdi Xabsade, oo ka soo jeeda reer Khatumo.

Arinkan aya dhabar jab ku noqonaya Mamulka Khatumo iyo G10 oo la sheegay qaarkood in ay u heelan yihiin xilalka sarsare ee dawalada Somalia ee la dhisi doono AUGTA fooda inagu soo haysa ,

Dawlada Ethopia aya ku hungoowdey in ay wadahadal siiso Hogaanka G10 ee abuurey KHATUMO iyo Mamulka Somaliland ee u hogaamiyo Silaanyo. kagadl marii u ka caga jiidey Silaanyo is horfadhisad kii la rabey in u ka dhaco Adisababa.

Dhinaca kale Asasayasha Khatumo ee loo yaqaan G10 saluug san qaabka loo mareeynayo RodMap ka iyo xulista Barlamanka Somalia

iyo waliba ansixitaanka Barlamanka Somalia yadoo la sheegey in golaha isimada ee lagu horeey nayo dalka keyna Magaalada Neyroobi in ay qoon deey nayaan in ay ka qeeyb noqdaan kuwa ka qeeyb galaya shirka Muqdisho,

Dawlada fadaraalka ee somalia aya cadeeysey in aysan jiraan been abuurad cad oo lagu sameeyey yagoo sheegay in ay uga hortageen qoraaladi iyo warqado la sheegay in la foojari gareeyey ay ugaga

hortageen si sharci ah ayna ku wargaliyeen masuliyiinti Muqdisho yimiid ee ka socdey Khatumo, in ay soo maraan dastuurka iyo shariciga
Wixii u sharcigu siiyana ay xaq u leeyihiin,

meeshana ka sareen dhaman warqadihii iyo is qabqabsigii ka dhex aloosna in dhawale dawlada iyo Khatumo,

waxa la sheegay in ay casumeen Dawlada Somalia isimo iyo odayaal ka soo jeeda SSC taageersana Mamulka Puntland,

Dawlada Fadaralka ee Somalia oo cadeeysey in aysan waxba ka jiriin wixii la isla dhexmareeyey ayna ku cadeey nayaan caasumadan ay u fidiyeen SSC iyo Puntland,

Isku soo wada xoore wararkaas iyo war kale ka filo Kalshaalnews.com
Xarunta warqabka Buuhoodle Gobalka cayn
Kalshaalnews@gmail.com

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6708

Posted by admin on Apr 12 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria