Dagaal hal ruux ku geeriyoodey oo ka dhacay Hagoogane iyo kalshaale

Israsaaseeyn dhexmartey cidamada Deeganka Buhoodle iyo Maleyshiyaadka Somaliland oo ka dhacday aaga Hagoogane aya waxa ku dhintey hal ruux,

Israsaaseeyn qadatey qadar gaaban aya ka dhacdey deeganka Hagoogane iyo kalshaale, ugu yaraan hal ruux aya ku geeriyoodey oo ka tirsan Maleeyshiyada Somaliland yado cidamada deeganka Buhoodle ay soo furten laba qoori oo nooca looyaqan Ak47, ciidamadan is heleey ah ciidamada loo yaaqaan Korjooge kuwaas oo kolkii ay is arkeen faraha isi saarey,

dhamaan jiidaha hore ee Sooljoogo iyo Hagoogane aya kacsan yadoo halkaas laga dareemayo diyargaroow dagal.

Xafiiska wararka Buhoodle
kalshaalnews@gmail.com

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6715

Posted by admin on Apr 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria