Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Puntland oo Maanta kawarbixiyay Xaalada Biyo la,aaneed ee ka taagan Gobolka Cayn iyo ceelkii Riiga Buhoodle oo mid ka mida la hagaa jiyey Dawo Vedio
Wasiirka kaluumasiga iyo Kheyraadka Badda Eng. Maxamed Faarax Aadan oo la hadlayay warbaahinta ayaa waxa uu u sheegay in gabi ahaanba ay ka taagan tahay xaalad biyo la,aaneed oo ay keentay iyadoo ay gabi ahaanba baraagihii ay go,een islamarkaana aysan di,in wax raxmad ah iyadoo ay xiligani di,i jireen xiliga Guga. Wasiirka oo baaq udiraya Dawlada Puntland iyo Ha,yadaha caalamiga in gacan laga geysto biyo la aanta baahsan ee ka jirta Gobolka Cayn Wasiirka ayaa waxa uu kaloo ku daray inay shacabka weheliyaan colaad. Dhinaca kale ceel biyood kii magaalada Buhoodle aya si rasmi ah loo hagaa jiyey kadiib markii u xidhnaa Halusbuc, Hoos ka daawo Vedio
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6746






