Chelsea oo Xalay Ugudubtaya Finalka Koobka Loo Yaqaano UEFA CHAMPIONS LEAGUE
Ciyaar aad uxiiso badan oo ku dhexmartay Kooxaha Barcelona iyo Chelsea oo lagu ciyaarayay Garoonka NEW CAMP ayaa halkaasi waxaa si dirqi ah uga soo baxday Kooxda kubada Cagta ee CHELSEA Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa xaqiijisay riyadii ay tidhi kooxda Barcelona ee ahaa in markii ugu horeysay ayay 1 iyo 0 kaga soo badisay, halkaasoo ay guusha ku raacday kooxda Chelsea. naadiga ka dhisan Dalka SPAIN ee Barcelona ayaa ugu horeynba waxa uu ku ciyaaray khadka ah3 difaaca iyo 5 weerara ciyaartu markay maraysay ayaa waxaa GOAL u saxeexay kooxda Barcelona SERGIO hadana waxa kii 2 labaad u saxeexay ANEISTA, markii dambe ayaa waxa Goal keensatay oo rajo fiican yeelatay kooxda Chelsea ciyaarta gudaheeda ayaa waxaa READ CARD ka qaatay difaacooda caanka ah ee JOHN TERRY. Weerar yahanka caanka ee F. TORRES ayaa Chelsea u saxeexay goalkii 2 labaad iyadoo uu badal kusoo galay ayaa hadana waxa uu dhaliyay 93 markay maraysay halkaas oo ay guushu ku raacday Kooxda CHELSEA oo finalkii u gudubtay KALSHAALENEWS.COM BUUHOODLE CABDIQANI
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=6957






