Qurba joogta SSC oo ay kalshaale wax ka weeydiisey sideey u arkaan Dhacdadi ugubka ahaayd ee Lagula kacay Boqor Abdilahi Ahmed Ali dhageeysi wanaagsan

Kalshaalenenews.com oo xog aruurin ka samameeysey Bayaankii ku soobaxay Mareegaha Qaarkood mareegahaas oo sheegay in Golaha sare ee dhaqanka SSC ay casilen Boqoor Abdilahi Ahmed Ali, Taas oo ay bayaan ka soo saartey beesha u ka soojeeda Boqooku ayan wax ka weeydiiney Qurba joogta Deeganka SSC sida ay ula muuqato dhacdadan oo ku cusbeeydh deeganka Somaliyeed dhamaanti

Qurbajoogta SSC oo aad u tirabadneeyd aya waxa ay wakiishen cuqaal iyo aqoonyaho u hadla cabirana fikiir kooda dadweeynaha anu Mic la dhexmarey aya fara badna hase ahaate qaar kamida qurba joogta SSC hoos ka dhageeyso xog arurintii oo dhan

Halkan Riix kalshaale

Halkan Riix kalshale2

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7072

Posted by admin on May 1 2012. Filed under Radio Buuhoodle, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria