Xalada Dhaawaci SSC ee ku xidhan Hargeeysa oo laga deyrinayo

Xaalada Maxaabista ka soojeeda SSC ee ku xidhan Jeelka Hargeeysa aya aad looga deeyrinaya xaladooda cafimaad iyo taan macishadeedba

Ilo xogagaal ah oo anu helney aya noosheegay in ay ku sugaan yihiin Xiligan Dhakhtarka Magaalada Hargeysa 6 nin oo dhawac oo dhawacyo kaladuwaan soo gaadheeen.

Lixdan nin aya dhawaca soo gadhey qorkood yihiin Dhinaca lafa oo aan ila hada la kabiin sida la sheegeyna nin kamidana lajarey lugta
qaarkalena ay wali ku jirto xaabadii feedhahooda oo aysan helin wax dabiiba iyo daaweeyn toona , Idiil ahaba Maxabiista ayaan heelin wax xanaaneeyna ah yadoo la sheegey kuwii ku xidhnaa Mandheerana in uu dayac ku haysto halkaas, maxaabiistan aya waxa kamida Korneyl Farax Nadiif oo dhabarka ka jabaan kuna dhaawac may deeganka xaraar Daanyeer ee magaalada Laascaanod,
Dhinaca deganka Buhoodle aya lagu haya Maxaabiis iyo Dhaawac laga soo qabtey Maleeyshidada Somaliland dagaalki ka dhacay Meeygaagle iyo Sooljoogto kuwaas oo sii aad u fiican looladhaqmey hoos ka daawo wanaaga iyo quruuxda ka muuqata maxaabiista SNM ee lagu hayoo deeganka Buuhoodle

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7099

Posted by admin on May 1 2012. Filed under Videos, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria