Camay iyo Boqor Abdilahi Daba gooye oo ka hadley Shirkii manta dawo Vedio
Shirkii Muqdisho uga socday Golaha Dhaqanka Somaliyeed aya waxa ka hadley Chif Caqil Maxamuud Haji Omar Camay iyo Boqor Abdilahi Ahmed Ali oo ka tirsana ergadii Fadhidey shirka Maanta ergadan oo ka soojeedey SSC matalayeyna Mamulka Puntland Hoos ka daawo Vedio
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7283







