Deeganka gobalka Cayn oo lagaso shegay roob iyo colaad

Jiida hore ee Sooljoogto ee deeganka Buuhoodle aya waxa laga soo sheegay dhiilo dagaal cidamada jiida ee deeganka SSC iyo maleyshidada SNM ee isku horfadhiya deeganka Gobalka Cayn aya waxa

ay wararku tibaaxayan in labo korjooge ay is heleen yado la sheegay in maleyshiyada Somaliland ee aagaas ku sugan ay soo gadhey is ka hor imaadkan qasaare dhimasho iyo dhaawac .

Dhinaca kale deeganka Hawdka Buhoodle aya waxa la sheegay in ay ka da een Robaab lagu qaboowsadey tuulooyin aad u badan aya wararka an ka heleyno cadeeynaya in roobkan maansheeyey galbeedka iyo konfurta Buhoodle

Kalshaalenews@gmail.com

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7302

Posted by admin on May 9 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria