Qof doonayey in u isku Qarax masuliyin ka tirsan Dawlada KMG ee somali oo Isagu is ku qarxay

Wararka naga soo gaadhaya Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud waxa ay sheegayaan in qaraxaasi ay ka dambeeyeen Xarakada Alshabab.

Saraakiisha ahlusunna waljameeca ee Gobolada Dhexe ayaa sheegay in qaraxaasi ay diyaariyeen Xarakada alshabab iyagana ay la qaraxday.

Sidoo kale saraakiisha oo lagu magacaabo Cabdi Axmed Biyo Quute waxa uu sheegay in ay heleen xog ku aadan diyaarinta waxyaabaha qarxa.

Cabdi Axmed Biyo Quute waxa uu sheegay in ay goobta ugu tageen Haweenay si xun u googo,day toos oo ahayd dadka Degan deegaanka Ceelbuur maaha markii ugu horeysay ee qarax noocani oo kalaa ay ka dhacaaan magaalada Muqdisho, todobaadkii ina soo dhaafay ayay ahayd qaraxii ay ka fuliyeen Degmada Dhuusa_Mareeb ee Gobolka Galgaduud halkaas oo ay ku dileen Xildhibaano, Saraakiil iyo waliba shacab kaleh.

kala soco wararka caalamiga ee kalshaalenews.com
Buuhoodle Soomaalia

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7327

Posted by abdi on May 10 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria