Qarax Xalay Ka Dhacay Isgoyska Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho

Qarax Xalay ka dhacay Isgoyska baa ubax ee magaalda Muqdisho, qaraxaas ayaa waxa uu ahaa Bumbo Gacmeed la soo tuuray.

Qaraxan ayaa waxa ku Geeryooday 3 ruux waxaana ku dhaawacmay 5 kaleh dadkan dhintay ayaa waxa ay iskugu jiraan Dad rayid ah iyo ciidamo dawlada ka tirsanaa oo halkaas ku sugnaa, khasaraha ugu badan ayaa waxa uu kasoo gaadhay ciidamada dawlada oo markaas ku sugnaa isgoyska baar ubax.

Majirto cid sheegatay masuuliyada qaraxii xalay ka dhacay isgoyska baar ubax, laakiin xarakada alshabab ayaa inta badan qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ayay ka geystaan gudaha magaalada Muqdisho.

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7392

Posted by abdi on May 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria