Galeydh oo Muqdisho yimiid markii ay khaldan tay Shaxdii u dhigey
Dr Ali khalif Galeydh oo ah abaha Khaatumo aya soo gaadhey Muqdisho ka gadaal markii ay khaldantey shaxdii u dhigey, ee ku sab saneeyd Cida u mataleeysa Khatumo shirka Golayaasha Dhaqanka Somaliyeed.
Katumo aya dhaawrjeer waxay gudbisatey liiska magac yada uga qeeyb galaya shirka Golaha dhaqanka Somaliyeed taaso marnaba an suuroobin
Aya waxay keentey khalkhal ku dhaca dheexdooda iyo muran iyo is qabqabsi yadoo shirki ugu danbeeyey ee dhex maray Isimad Khatumo iyo Raisal wasaare Gaas u fashil ku dhamaadey.
DR Galeeydh aya looga fadhiya in u badalo Aktarada u soo dirsadey yadoo ay badiba istic maaleen wajiyadii ay is la hayeen wax badan beey soo kordhinayaan.
Ujeedada Xiligan DR Galaydh u yimid Muqdisho aya lagu fasirey mid u eeg tii ugu danbeeysey ee ay wax kaga badalaan guul darooyinkii faraha badna ee kaga dhacay Muqadisho.
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7418






