Wafti u hogaaminayo Madaxweeynaha Mamulka Puntland oo India Siheer qarana loogu soo dhaweyey
Maxadweeynaha Mamul Gobaleedka Puntland dr Abdirahman Faroole oo gaadhey Dalka India, ka gadal markii u ka heley casumaad Dawlada
India, Madaxweyna Mamulka Puntland aya si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey Casimada Dalka India New Delhi. yadoo la sheegay in ay
wada kulmi doonaan Masuliyiinta Dawlada India iyo waftiga madax weeynaha Mamulka Puntland oo la sheegay in ay ka wada hadli doonaan Amuuro badan oo khuseeya Somalia iyo India
Madax weeynaha Mamulka Puntland aya safarkaas waxa ku wehelinayey masuliyiin u ka midyahay wasiirka arimaha Gudaha Generaal Ilkajiir
Kalshaalenews@gmail.com
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7421









