Manchester City oo qaadey koobka England Premiership ee 2012 ayaa maanta soo gababoobaya

England Premiership ee 2012 ayaa maanta soo gababoobaya.

Dhamaan 20-ka koox way cayaarayaan:

Chelsea 2-1 Blackburn
Everton 3-1 Newcastle
Man City 3-2 QPR
Norwich 2-0 Aston Villa
Stoke 2-2 Bolton
Sunderland 0-1 Man United
Swanse 1-0 Liverpool
Tottenham 2-0 Fulham
West brom 2-3 Arsenal
Wigan 3-2 Wolves

Kooxaha Manchester United iyo Manchester City ayaa isku dhibco ah balse goolal ayay ku qaaday Manchester City.

Arsenal ayaa sadex gashay oo 70 dhibcood yeelatay, halka Tottenham ay 4 gashay iyadoo dhibic ka hoosaysa Arsenal.

Waxaa tartanka ka hara kooxaha Bolton, Blackburn iyo kooxda Wolves.

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7429

Posted by admin on May 14 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria