Abdinasir Sulub Adan yare oo Naftiisu khatar ku sugan tahay kana badbaadey Muamarad ay masuliyiinta khatumo u dhigeen Dhageyso

Abdinair Sulub Adan yare oo kasoojeeda deeganka SSC aya Muamarad logudhigey Muqdisho lagaga takhalusayey yadoo cidamada Dawlada loogu sheegay in u yahay Alshabaab si dirqiyana kaga fakatey isku deyga lagu khaarajin laha abdiransir aya waxa ka danbeyey Masuliyiinta Khatumo oo lasheegay in ay soo maleegeen,

Abdinaasir oo aha ergadi Buhodle  ka sooraacdey masuliyiinta Khatumo ee kusugan Muqdhisho aya waxa u ka mid aya ergadii ay usoo kaxaysteen in aygaliyaan ansaxinta Dasturka,

Abdinaasir aya xiligan ku sugan meel qarsoodiya yadoo ay ku sugan tahay naftiisu halis, Abadinaasir aya ku eedeyey Masuliyiinta khatumo ee jooga Muqdisho in ay ugu tala galeen in ay dilaan oo waliba si qarsoodi ah uga taqalusan, ee u ka dhiman waayey xaga eebe,

Siyasin ku sheega somaliyeed aya cadadoodu tahay in   ay caruurta somaliyeed guryahooda ka soo kaxaaystan markey dantooda gaadhana ku tura meelcidlaha, hoos ka dhageeyso wareysigii oodhan

Muqdisho Nin u Dhashay Gobolada SSC oo Nolashiisu Halis ku jirto (Dhagayso) – Taleex Media Online

Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7592

Posted by admin on May 18 2012. Filed under Radio Buuhoodle, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google
Designed by Zakaria