Faahfanin ku sabsan Dilkii togashada aha ee ay geeysteen maleyshiyada Somaliland ee logeysty Abdikarin Xinne Xirey
Dil toogasho ah oo logeytey Nin kamida Wadayaasha Babaruta xamulka ee isaga goosha Xadka Ethopia iyo magalada Burco, Nin kan aya ka sojeeda magalada Buhoodle, wadeyna Babuur xamuula
Abdikarin Xinne Xirey oo aha nin siweeyn looga yaqaaney Degnaka aya shaley dil toogasha ahi loo geysteey isagoo ku sugan tulada Dhagax dheer oo u jirta 80 km qiyastii Magalada Burco yado halkaas u kaga jabey gaadhi uu watey.
Dabley hubeeysan oo ku labisan Direyka Maleyshiyada Somaliland aya la sheegey in y kaga soo duuleen Magalada Qorulud yadoo lasheegey in ay marikii ay goobta gaadheen markiiba ku furey rasaas Abdikariin yado sidoo
kalana ay qafaashen labadi nin ee la socdey marxuunka kadibna ay meel dhex ku siidaayeen si aysan uga qeeyla geeynin, labadan nin ee la siidayey aya ka soojeeda Magalda Burco
Abdikarin Xinne aya ifka kaga tagay 5 wiil iyo 2 Gabdhood yadoo maaydkii marxuunka lagu aasey tuulo an ka fogeeyn halka dilku ka dhacay Maleeyshida SNM aya ku wiiqmay dhaman dagaaladi ay lagaleen reer Buuhoodle taas oo keentey in ay aneeytan dadka Ganacsatada ah
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7730






