Maleeyshiyo ka amar qaata khatumo oo babuur u rarna WFP ku dhacay Tukaraq
Maleyshiyo ka tirsan Khatumo oo dhacday gaadiid u rarnaa WFP magaalada Tukaraq Maleyshiyo ka amar qaata Amed karaash aya si gaara u dhacay
Goobjooga yaal ku sugna deeganka lagu dhacay babuurtan aya u xaqiijisey shabakada kalshaalenews in ay maleeyshiyo ku gaashaman gadiidka dagaalku ku gadodeen laba baabuur oo u rarna hayada WFP gadiidkan oo ku socday magaalada galkacyo,
Maleyshiyadan aya la sheegay sababta keentey dhacani in ay tahay yadoo markii hore loosheegay in ay helayaan mushahar kadiibna ay wayeen mushaharkii loo balan qaadey taso keeney in ay dhacaan gadiidkan
Dadaal dheer dabadeed odayasha deeganka Bocame oo loolla galey gadiidkan iyo rashinkan aya gacana ku soodhigey dawo Vedio hoos
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=7893






