Category archives for: News in English

Abwaan Cali Mire Cawaale. Abwaanka tiriyey Calanka’yagoow Cawaale iyo Heesta Calanka Ee Soomaaliyeey Toos Oo waraysi bixiyey. (Video)

calimire

WAR CULUS: Siilaanyow hal maalin walahi inaadan ku darsan, Madaxtooyadaan kugu dilayaa oo kugu imaanayaa(DAAWO Mudaharaadka Burco

siilaanyo-170x114

Wasiirka arrimaha dibada ee Imaaraadka Carabta oo ka digay xiriir dhexmaro IS iyo Alshabaab

abdullah-Dubai-170x114

Wasiirka arrimaha dibada ee Imaaraadka Carabta Sheik Abdullah bin Zayed Al Nahyan ayaa ka digay xiriir dhex mara ururka IS iyo Alshabaab isagoo sheegay in loo baahan yahay in laga hortago. Wakaalada wararka ee AP ayaa qoray in ururka IS oo sidoo kale loo yaqaan Daacish ayaa maamula dhul ballaaran oo ku kala yaal dalalka […]

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay Dubai

madaxweyne-xasan-sheekh-274x175

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta  iyagoo ka qeybgalaya shir heer caalami ah oo looga hadlayo Arrimaha burcad badeeda Soomaaliya, Shirka  oo lagu qabanayo magaalada Dubai ayaa waxaa ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka tirsan beesha caalamka kuwaa oo ka hadli doono arrimo […]

Somalia is about to enter a new political phase called ”UN-Protectorate” & (The Role of Nicholas Kay, Banki Moon and Jim Yong Kim).

082

Somalia is about to enter a new political phase called ”UN-Protectorate” & (The Role of Nicholas Kay, Banki Moon and Jim Yong Kim). Current and recent conflicts over the constitutional mandates occurred between the President Hassan Sheikh Mohmoud and the Prime Minster Abdi Weli Sheikh. Then, immediately a tremendous and huge number of  high ranked […]

Shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 Ee Looga Hadlayey Budhcad Badeeda oo Maanta si Toos Ah Uga Furmay Magaalada Dubai

IMG_4115

WARBIXIN+SAWIRO: Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 ee ka furmay maanta duhurkii Hotelka weyn ee caala,miga ah ee JM MARRIOTT MARQUIS DUBAI ee magaalada Dubai ee wadanka isutaga imaaraadka carabta.   Shirweynahan caalamiga ah oo ay kasoo qayb galeen wafuud cadadkoodu uu gaadhay […]

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Ka Mid Noqday Saddexda Nin Ee Cilmiga Dhaqaalaha Adduunka Ugu Haysta

171

Madaxweynaha Dawlada Puntland  oo ka mid noqday Saddexda Nin ee Adduunka Cilmiga Dhaqaalaha Ugu Haysta, kadib markii aqoonyahanada adduunka cilmiga dhaqaalaha ugu xeesha dheer baadhitaan lagu sameeyey. Madaxweyne Abdiweli M. Ali Gaas oo hore u ahaa Barre Jaamaceed oo wax ka dhiga cilmiga dhaqaalaha qaar ka mida Jaamacada adduunka ugu waaweyn hadana ah Madaxweynaha Dawlada […]

Deg Deg:- Ban Kin-Moon oo Muqdisho yimid

KLN8-75x501

Waxaa Goor dhaw soo Caga dhigatay Diyaaradii waday Xoghayaha Guud ee QM Ban Kin-Moon Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cabdulle Cismaan. Wafdiga uu Hogaaminayo  Ban Kin-Moon ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka iyo sidoo kale Xubno ka mid ah Labada Golle ee Dowladda Soomaaliya. Waxaa sidoo kale Xoghayaga […]

Dagaalo dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay deegaanka Ceel-Garas ee Gobolka Galgaduud

amisom-itoobiya-170x114

Dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, AMISOM iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Ceel Garas ee Gobolka Galgaduud, iyadoo dagaalkan uu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamayay. Sida wararku sheegayaan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weearar ku qaaday fariisin ay ciidamada ku lahaayeen ceel garas, waxaana warar kala duwan […]

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo lagu wado in maanta uu booqasho ku yimaado Muqdisho

ban-kimoon-280x175

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa la filayaa in booqashadiisa labaad oo rasmi ah inuu maanta ku yimaado Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho, Wafdi uu hogaaminayo Ban Ki-moon oo uu wehliyo Madaxweynaha Bankiga Aduunka Jim Yong Kim ayaa booqasho ku maraya dalal ka tirsan Geeska Afrika, waxaana ay shalay booqdeen magaalada Addis Ababa […]

Search Archive

Search by Date
Search by Category

Fatal error: Allowed memory size of 41943040 bytes exhausted (tried to allocate 32 bytes) in /home/caridhaa/public_html/wp-includes/taxonomy.php on line 3046